Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Puntland Faysal Sheekh Cali jifo iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Gogol Nabadeed ay fidiyeen wax-garadka  Deegaan Xera-jaalle oo looga heshiinayey  laguna soo af-jarayey dhacdo dhex martay Beelo wada dega deegaanada  Xera-jaalle iyo  Galdogob, oo ka wada tirsan Dagmada Goldogob ee Gobolka Mudug. Gogashan ayaa ahayd tii Saddexaad...

Koox hubaysan ayaa waxay rasaas ku fureen dadweyne ku sugan goob ay shiicadu ka barakaysato, waxayna halkaas ku dileen illaa 15 qof, halka ay dhaawaceen 40 qof oo kale, sida laga soo xigtay ilo rasmi ah. Weerarkan ayaa ka dhacay goobta ay shiicadu ka barakaysato ee Shah Cheragh oo ku taalla magaalada Shiraz. Warbaahinta dawladda ayaa dhacdadan ku tilmaamntay inay tahay...

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya saraakiisha ku dhow madaxweyne Xasan Sheekh oo ku saabsan xiisadda ka dhex-oogan dalalka Itoobiya iyo Masar, waxaa sidaas qoray wargeyska Africa Intelligence. Itoobiya iyo Masar oo isku haya biyo-xireenka Nile ee ay sameysay Addis-Ababa ayaa dowladdii Farmaajo waxay si toos ah ula safatay Itoobiya, hase yeeshee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna Sarkaalka mas’uulka ka ah Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM), Marwo Anita Kiki Gbeho. Labada Mas’uul ayaa  waxaa ay...

Waxaa lagu wadaa in Gelinta dambe ee Maanta ah uu Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya uu shir uga furmo Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir & Madaxda Shanta Dowlad Goboleed. Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland,...

Afhayeenka madaxtooyada Koofur Africa ayaa sheegey in wareegii ugu horreeyey wadahadallada nabadda ee colaadda Tigraay ee dalka Ethiopia ay bilowdeen. Faah faahin aad u yar ayaa ilaa iyo hada laga hayaa wadahadaladan, ma jiro wax galangal ah oo ay warbaahintu ku leedahay goobta uu shirkani ka dhacayo oo ah goob aan la garaneyn oo ku taala Koofur Africa. Dhinaca kale,...

War kasoo baxay Taliska Mareykanka u qaabilsan howlgallada qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in diyaaradaha Duulliye la’aanta ay beegsadeen saraakiil katirsan AS oo ku sugan Meel u dhaw Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan 23kii October 2022. Mareykanka ayaa sheegay in duqeyntaan ay dhacday xilli xubnaha katirsan AS ay dagaal kula jireen Ciidamada Dowladda...

Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukunkii dilka toogashada ahaa fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba Rag ah oo ka tirsanaa Kooxda Daacishta Soomaaliya. Ragaan oo lagu kala Magacaabi jiray Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax ayaa lagu helay dilal ay ka geysteen Magaalada Muqdisho & Magaalada Boosaaso ee...

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka hadlay is rasaaseyntii ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jigjiga oo ay ku geeriyootay Xildhibaan Jaweeriya Subcis. Madaxwrynaha ayaa qoraal uu soo saaray uga tacsiyadeeyay ehelladeeda iyo Asxaabteeda geerida Xildhibaanad Juweeriya, isaga oo sidoo kale xaqiijiyay in gacanta lagu hayo...

Maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen  dhalinyaro ay sheegeen in lagu soo qabtay falal dhac toos ah iyo wax dafid 48kii saac ee u dambeeyay. Dhalinyaradaan oo gaaraya ilaa 5 ayaa Maamulka degmada Wadajir uu soo bandhigay Magacyadooda iyo Sawiradooda, waxaana lagu kala Magacaabaa. 1. Cabdulqaadir Cabdullaahi...