Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Yeed, Caato & Washaaqo waxaa isaga barakacay qoysaskii degenaa oo markii hore la dhibaateysnaa abaarta saameynta taban ku reebtay balse waxaa ugu darsatay colaad u dhaxeysa Ciidanka Liyuu Booliis & Al-Shabaab. Cabdullaahi Cabdi Ismaaciil Faroole oo ah Guddoomiyaha Deegaanka Washaaqo ayaa sheegay in xaaladdu ay degen tahay balse cabsida ugu weyn ay tahay in marweliba...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay ku dhawaaqay golihiisa wasiirada cusub, kadib muddo dheer oo wada-tashi uu ka galay xubnaha u soo xulayo xukuumadiisa. Golahan ayaa ka kooban 25 wasiir, 25 wasiir ku-xigeen iyo 24 wasiiru-dowle iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeen. Sidoo kale waxa haween ka ah saddex gabdhood, laakiin waxaa gabdho badan ku jiraan...

Baasaboorka Soomaaliya ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay u muuqday mid soo xoogaystay marka loo eego sida uu ahaa wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee 1991-kii. Inkastoo uu meel hoose uga jiro liiska kala sarraynta baasaboorrada, haddana waxaa muuqata in uu sanadkan ka horreeyo waddamo kale oo waawayn, oo ay ku jiraan Pakistan, Ciraaq, Suuriya iyo Afghanistan,...

 Hoggaamiyaha Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri ayaa Axaddii lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ka fuliyeen dalka Afghanistan , sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Zawahiri waxa uu dhuumasho ku jiray sanado badan, howlgalka lagu baadi goobayay laguna dilay waxa uu ahaa mid ka dhashay “sabar taxadar leh oo joogto ah,” oo...

Kadib weerar ka dhacay degaanka Girileey oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu dilay Nin iyo Walaashiis, kuwaas oo la sheegay inay kamid ahaayeen dadka degaanka. Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas ayaa ku sheegay warar ay ku daabaceen Baraha ay kuleeyihiin Internet-ka inay dileen Cabdisalaan Cusmaan Buraash iyo Aamino Cusmaan Buraash...

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa socod la xiriira dhanka u kuurgelida Amniga ku maray waddooyinka Garoowe si uu bulshada ula qaybsado farxada 24 sano guurada Aas aaska Puntland. Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa kormeer ku maray suuqyada Caasimadda si uu u ogaado siday bulshada ugu diyaar garoobeen 1da AUG oo ku beegan...

Ciidamada Booliska qeybta Waliyoow Cadde oo kaashanaya kuwa Jagboontiyada guur guura ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay xaafado katirsan degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir, halkaas oo mararka qaar ay ka dhacaan falal Amni darro. Ciidamada ayaa sameeynayay baaritaano guri guri ah, iyaga oo sidoo kale ku baarayay gaadiidka noocyadiisa kala duwan,...

Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka Ciraq, kadib markii ay xalay habeenkii labaad halkaasi ku hoydeen. Qaar badan oo ka mid ah mudaaharaadayaashan ayaa taandhooyin ka dhistay banaanka hore iyo gudaha xarunta baarlamaanka. Dhinaca kale wasaaradda...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle. Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaloya. Kulamadan ayaa ujeedkooda ahaa sidii Xildhibaannada ugu qancin lahaa Madaxweynaha Golaha Wasiirada la soo magacaabayo iyo sidii ay u taageeri lahaayeen. Wararka ayaa sheegaya in kulankii ugu dambeeyay ee...