Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa socod la xiriira dhanka u kuurgelida Amniga ku maray waddooyinka Garoowe si uu bulshada ula qaybsado farxada 24 sano guurada Aas aaska Puntland. Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa kormeer ku maray suuqyada Caasimadda si uu u ogaado siday bulshada ugu diyaar garoobeen 1da AUG oo ku beegan...

Ciidamada Booliska qeybta Waliyoow Cadde oo kaashanaya kuwa Jagboontiyada guur guura ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay xaafado katirsan degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir, halkaas oo mararka qaar ay ka dhacaan falal Amni darro. Ciidamada ayaa sameeynayay baaritaano guri guri ah, iyaga oo sidoo kale ku baarayay gaadiidka noocyadiisa kala duwan,...

Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka Ciraq, kadib markii ay xalay habeenkii labaad halkaasi ku hoydeen. Qaar badan oo ka mid ah mudaaharaadayaashan ayaa taandhooyin ka dhistay banaanka hore iyo gudaha xarunta baarlamaanka. Dhinaca kale wasaaradda...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle. Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaloya. Kulamadan ayaa ujeedkooda ahaa sidii Xildhibaannada ugu qancin lahaa Madaxweynaha Golaha Wasiirada la soo magacaabayo iyo sidii ay u taageeri lahaayeen. Wararka ayaa sheegaya in kulankii ugu dambeeyay ee...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya, isaga oo sheegay in dalka uu ku sugan yahay xaalad aad u daran oo dhanka Amniga ah. Waxaa uu sheegay in laamaha Amniga iyo Shacabka Puntland looga baahan yahay inay muujiyaan feejignaan dhanka Amniga ah maadaama dagaalo ay ka socdaan meelo...

Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Itoobiya ayaa shalay duqeymo culus ka geystay deegaano ka tirsan Bakool oo Al-Shabaab ay ku sugnaayeen, halkaasi oo dagaalo ay ka socdeen maalmihii dhowaa. Duqeymahaan ayaa ka dhacay degaan lagu magacaabo Garasweyne oo 50 KM galbeed ka xiga magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Halkaas waxaa la sheegay inay ku sugnaayeen dagaalyahano...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Faysal Sheikh Cali iyo Xubno la socda oo safar shaqo ku jooga Degmada Galdogob ayaa Shir dhinaca Amniga ah la qaatay Masuuliyiinta iyo Laamaha Amniga Gobolka Doollo. Shirkan looga hadlayey dhinacayada Amniga iyo wadashaqaynta ayaa waxaa qayb ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore, Taliyaha Qaybta...

Talisyada Ciidamada Booliska iyo Nabadasugida Gobolka Banaadir & Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Booliska Haramcad ayaa xalay howgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay Guud ahaan Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaas oo ay ku bateen falalka amni darro. Howlgalka oo ay hoggaaminayeen taliyaha qeybta booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud...

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaanka Buulaay ee Gobolka Baay waxaa ay ku tooogteen 7 rag ah oo ay ku eedeeyeen inay basaas u ahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, dowladda Mareykanka iyo Maamulka Koonfur Galbeed. Fagaaraha oo ay ku sugnaayeen Boqolaal Ruux oo ay ku amreen inay kasoo qeyb galaan daawashada toogashada raggaas ayaa sidoo...