Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay ugana qeyb gali doono shirka Jaamacada Carabta ee ISKUA. Wasiiru Dowlaha oo ay wehlinayeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada sida Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

Dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ee Maanta barqadii dagaal la’aanta kula wareegay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa isaga baxay degmadaas oo muddo saacado ah  ay ku sugnaayeen. Al-Shabaab ayaa markii ay la wareegeen degmada Matabaan waxaa ay isku fidiyeen dhamaan Xaafadaha degmada, waxaana ay qaateen qalab yaallay gudaha Saldhiga Booliska degmada Matabaan, iyaga...

Waxaa Maanta gacan ka hadal iyo buuq uu dhexmaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo u kala safnaa Muxaafid iyo Mucaarae. Buuqa iyo gacan ka hadalka ayaa salka ku haayay kadib markii laysku qabtay sharcinimada xeerka furista ururada siyaasada, taas oo shalay Xukuumadda Somaliland ogolaatay. Ilaa 45 Xildhibaan oo taageersan go’aanka Guddoonka...

Ciidamo ka tirsan Boolis Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle balse sigaar ah uga amar qaata  Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Maanta si awood ah ku furay kulana wareegay tarminalka garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne, kaas oo shalay la xiray. Saraakiisha Shirkadda Whitestar oo ah midda dhistay Tarminalka Garoonka ayaa sheegay in...

Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gobolka hiiraan waxaa nolol ahan ku tiirsan dadka Beeraleyda ah, Xoolaleyda u dhaw melaha uu maro wabiga iyo duur joogta. Beeraha ugu badan ee Gobollada Hiiraan, ayaa tacabka beerahooda inta badan uu ku tiirsan yahay Biyaha Wabiga Shabeelle, ayagoo badanaa u isticmaalo Matooro lagu waraabiyo Beeraha, kuwaas oo kadibna laga soo saaro Khudaarta...

Guddiga Maamulaya  Doorashada Gobolada waqooyi  ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa au  shaaciyeen xiliga la diwaangali naayo musharrixiinta iyo ergada Afar kursi oo dhawaan doorashadooda la qabanayo. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Maalinta Berito ah la bilaabi doono diiwaangelinta Musharrixiinta iyo Ergada ilaa laga gaaro 16-ka Bishaan,...

Xilli qaar kamid ah Bulshada kunool degmooyinka qaar ee Gobolkan Banaadir ay ka cabanayaan rag hubeysan oo dhac u geeysanaya mararka qaarna dilaya ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa uu sheegay in arrintaasi si deg deg ah ay wax uga qabanayaan. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in Bulshada Gobolka Banaadir ku dhex...

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubbaland ku leeyihiin duleedka Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaal kooban ayaa labada dhinac ku dhexmaray saldhiga oo ku yaalla halka lagu Magacaab Koran-uusle oo u dhaw Garoonka Diyaaradaha Kismaayo, waxaana inta la xaqiijiyay...

Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay  in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan 2021,taas oo ka dhigan in Caalamka, tirada dhimashada sanadkan ay  ka badan tahay tii la diiwaangeliyey sanadkii hore 2020 oo ahayd 4,236 ayey tiri IOM. Heya’adda IOM waxa ay sheegtay in ugu yaraan 54 muhaajiriin ah ay ku dhinteen shil baabuur...

Waxaa Maanta xiran qeybta Tarminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne ee  Xarunta Gobolka Hiiraan sababo la xiriira  khilaaf dhinaca dhaqaalaha ah. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in ay isku fahmi waayeen shirkadii dhistay Tarminalka maamulka gobalka Hiiraan iyo madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle sidaasina lagu xiray oo aysan jirin...