Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay dhanka amniga, kaas oo uu guddoomiyay Guddoomiyaha Degmada Guriceel faarax Cabdi Macalin, iyada oo laga soo saaray ammaro la xiriira dhanka Amniga. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay, taliska Booliska degmada Guriceel, Nabadsugidda, Saraakiisha ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad,...

Dagaal muddo kooban socday ayaa ku dhexmaray galbeedka Magaalada Beledweyne Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin halka loo yaqaano Bacaadada ee Xaafada howl-wadaag ee...

Taliban iyo Iran ayaa xaqiijiyay in dagaal uu ka dhex qarxay ciidamada ilaalada xuduudda ee labada dal, laakin uusan dagaalkaasi geysan wax khasaare ah. Warsaxaafadeed uu habeenkii xalay ahaa baahiyay afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayuu ku sheegay in is faham-darro ciidamada ah uu dhaliyay dagaalka ka dhacay gobolka Nimruz ee Afghanistan oo ku yaalla xuduudda. Mujahid...

Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay Agaasimihii Ciidamada Hay’dda PSF Maxamuud Cismaan Diyaano ee ka taagan Magaaladaasi Boosaaso. Odayaasha dhaqanka iyo Isimada dhex-dhexaadinta wada ayaa shirar kala duwan Boosaaso kula qaatay mas’uuliyiinta...

Madaxweynaha dowladda Ruushka Vladimir V. Putin ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi Ruushka Mudane Xasan Cabdi Daa’uud. Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ruushka ayaa madaxweyne Vladimir V. Putin waxaa uu qudbad ugu jeediyay safiiradda cusub ee uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay...

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay guullo muhiim ah ka soo hoyisay dagaalka ay kula jirto fallaagada TPLF ee ka dagaallanta waqooyiga dalkaasi. Dowladda waxay sidoo kale sheegtay in ciidamada ay dib u qabsadeen magaalooyin dhowr ah oo dhaca gobolka Amxaarada halkaas oo ay heysteen fallaagada TPLF. Dhawaan ayay aheyd markii dowladda ay shaacisay inay dib ula wareegtay...

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo baaritaano ah oo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Howlgalka oo ahaa mid ka dhan ah Burcadda hubeysan iyo dadka isticmaala waxyaabaha maanka dooriya ayna horkacayeen Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab iyo Taliyaha Booliska degmadaas ayaa Ciidamadu waxaa...

Madaxweynaha dalka Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Tamim ayaa u diri doona wasiirkiisa arrimaha dibadda Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani Beirut si uu ugala hadlo sidii taageero loogu fidin lahaa Beirut, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada Lubnaan. Qatar “waxay diyaar u tahay...

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabto doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa qabanaya doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP193, kaas oo uu horay uga geeriyooday Alle ha u naxariistee Maxamuud...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Maamul Goboleedyada, , Puntland, Hir-Shabeellee iyo Jubbaland inay si deg dega ah u bilaabaan doorashada Golaha Shacabka. Kulankii xalay dhexmaray Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka ayay Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland & Hir-Shabeelle ka sheegeen inay si deg deg ah dhawaan...