Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxaa uu kula kumay wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika Kristina Svensson. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda, Mashruucayada horumarineed ee bankiga uu Soomaaliya ka wado iyo dadaalada...

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab, oo dhowr jeer weeraro kala duwan la geystay degaano kamid ah Maamulka Galmudug. Banaanbaxa oo ay dhigayaan Bulshada ku nool Magaalada Gaaalkacyo ayaa waxaa amarkiisa bixiyay laamaha Amniga Magaalada Gaalkacyo, iyada oo goobaha Ganacsiga & Waxbarashada Magaalada...

Diyaaradaha Dagaalka dowladaha Masar iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolo tus  ay kusoo bandhigayeen awoodooda, waxayna diyaaradahan hawada sare ku sameeyeen dhoolo tusyo cajiib ah oo ay ku jirtay howl shidaal siin ah. Dhoolo tuskan ay sameeyeen ciidamada cirka Masar iyo kuwa Faransiiska ayaa waxaa ka qeyb qaatay Diyaaradaha Dagaalka noocyadii ugu danbeeyay...

Ciidamada Booliska Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo kala duwan oo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay ku baarayaeen Gaadiidka iyo Guryaha qaar, waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeen in howlgalka uu ahaa mid lagu xaqiijinayay Amniga maadaama doorasho ay...

Waxaa saaka degan xaaladda degaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay gelinkii hore Al-Shabaab ay kula wareegeenweerar ku bilowday qaraxyo oo ay degaanka ku waadeen. Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa gelinkii dambe ee shalay dib ula wareegay degaanka Camaara, kadib markii Al-Shabaab ay isaga baxeen. Wararka saaka laga helayo degaanka Camaara...

Waxaa Maanta inta badan xiran Goobaha Ganacsiga Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kadib amar xalay kasoo baxay laamaha Amniga Magaalada. Waxaa si rasmi ah u Dhaqan galey awaamiir laamaha Amniga Magaalada ay xaley soo saareen, kaas oo ahaa in la xiro Maanta Goobaha Ganacsiga, sidoo kalena dadka ay kasoo qeyb galaan banaanbax looga soo horjeedo Al-Shabaab Wadooyinka...

Waxaa saacadihii la soo dhaafay degan xaaladda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo haben ka hor gashay xaalad khalqal ah kadib markii Ciidamo ka tirsa n kuwa qeybta 27aad oo goadoodsan ay la wareegeen Xarumaha Maamulka, iyaga oo sheegay in Madaxweynaha Hir-Shabeelle uusan tegi karin Beledweyne. Wararka naga soo gaaraya Beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan...

Wararka laga helayo Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Waaberigii ay Al-Shabaab weerar ku bilowday qarax ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ku leeyihiin degaanka Cammaara. Dadka degaanka ayaa ku waramay in dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ka dhacay degaanka Camaara , kaas oo dhexmaray Ciidamada...

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 9 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 64 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa...