Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Maamulka Gobolka Bari ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saaray digniin ku socota Shacabka ku nool Gobolkaas, taas oo ku saabsan ay jiraan roobab xoogleh iyo dabeeylo kusoo wajahan Gobolkaas. Qoraal kasoo baxay Maamulka Gobolka Bari ayaa loogu baaqay bulshad aku nool degaannada qaar ee Gobolka Bari inay ka fogaadaan Goobaha Xeebta ku dhow si aysan dhibaato uga soo...

Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa Magaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo xalay ay ka dhaceen iska hor-maad kooban iyo banaanbaxyo khasaaro kala duwan geeystay. Ciidamo la magac baxay badbaadada Hiiraan kana tirsan Guutada 5aad qeybta 27aad ayaa, iyaga oo u abaabulan hab Beeleed waxaa ay la wareegeen Xarumaha Maamulka Gobolka Hiiraan,...

Dabley hubeysan ayaa waxay saakayto weerareen ciiddan Afganistan oo ku sugnaa Albaabka Waqooyi ee Garoonka Hamid Karazai International Airport ee magaalladda Kabul. Hal Askari oo ka tirsanaa Ciiddanka Afganistan ayaa ku geeriyooday weerarkaasi, halka 3 kalena lagu dhaawacay. Ciiddanka Maraykanka iyo kuwa Jarmalka ayaa ka qeyb galay Dagaalka saakayto ka dhacay Garoonka...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ahaa Xildhibaannadii Aqalka Sare ee muddo xileedkoodu dhamaaday Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay shirkii Golaha wadatashiga ee lagu soo geba-gabeeyay Magalada Muqdisho & Go’aanadii kasoo baxay. Cumar Cabdirashiid ayaa qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leey ahay twitter-ka ayaa waxaa uu sicad u sheegay...

Ciidamo la magac baxay Badbaadada Gobalka Hiiraan ayaa goordhow la wareegay magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan qeybo ka mid ah. Ciidanka qabsaday magaalada ayaa waxaa hogaaminaya Sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Barre oo dhawaan laga qaaday xil uu ka haayay Milateriga Soomaaliya qeybta 27-aad iyo Nuur Dheere oo isagana dhawaan laga qaaday xilka guddoomiye...

Xildhibaannada Golaha  Wakiilada Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Axad yeeshay kalfadhigii 3aad fadhigiisa 7aad kaasoo Ajandihiisu ahaa ka doodista xeerka miisaaniyadda ku celiska ah. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 49 mudane, waxaana ujeedka kulanka uu ahaa ku celinta xeerka misaaniyada si loogu soo daro wasaaradaha cusub ee dhawaan lagu soo kordhiyay wasaradaha...

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay gudaha dalkaasi ku dileen muwaadin Soomaliyeed oo kamid ahaa Somaalida Ganacsiga ahaan u tegay dalkaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Mustaf Maxamed Farayare, aya Kooxaha burcadda ah waxaa ay ku dileen Goobtiisa Ganacsi oo ku taal Tuulada Nyanga oo ka tirsan Magaalada...

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ay xiran yihiin inta badan Goobaha Ganacsiga eek u yaal halkaas, iyada oo ay xiisad ka kajirto. Sababaha Goobaha Ganacsiga Afgooye Maanta u xiran yihiin ayaa waxaa lagu sheegay kadib markii maleeshiyaad hubeysan lagu arkay Wadda u dhexeysa Labada buundo. Goobjoogayaal ku...

Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta dowlada Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay shidaalka Soomaaliya ee ku jira badda. Shirkan oo lagu qabtay habka fogaan araga ee internetka, waxaa soo qaban qaabiyay Hay’ada Friends of the Horn Foundation, waxana looga dooday aragtiyo iyo Hanaanka ugu wanaagsan ee looga Faa’iideysan...

Wasiirkii hore Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo muddo xileedkooda dhamaaday Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada Maamulka Hir-Shabeelle iyo kulamada xal raadinta ah ee ka socda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiir hore Goodax Barre oo la hadlay Tv-ga Somali Cable ayaa sheegay in wada-hadalladii...