Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Kooxda Daalibaan ayaa bilowday baadi-goobka dadkii u shaqeyn jiray ciidamada NATO iyo xukuumaddii hore ee Afgaanistaan sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kooxda Daalibaan ay guri kasta ka baadi goobeyso si ay gacanta ugu soo dhigaan dadka u shaqeyn jiray isbaheysigii weerarka ku qaaday Afgaanistaa. Warbixinta ayaa...

Ciidamada Amaanka  Maamulka  Galmudug oo isugu jira Booliis, Nabadsugid iyo Millatari ayaa howgal Qorsheysan ku qaaday koox Gaadiid ay leeyihiin Shacab ku heysatay Duleedka Magalada Caabudwaaq. Howlgalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ganacsatada Magalada ay ka cawdeen in rag hubeysan ay duleedka Magaalada Gaadiidka uga qaadayaan lacago sharci darro ah. Wasir...

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay Warar lagu faafinayay Baraha Bulshada, kaas oo ahaa in dadka soo galaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari in Baraha koontorool ee magaalada Boosaaso lacag looga qaadayo, hayeeshee waxaa warkaasi beeniyay Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Bari. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa...

Dagaalka oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabab ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Sabiid & Caanoole oo 8km dhinaca Koonfur uga beegan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay saaka aroortii hore weerareen Saldhigyada Ciidamada dowladda...

Madaxweynaha muddo xileedkisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga. Farmaajo ayaa tilmaamay in xiriirka faca-weyn ee ka dhaxeeya...

Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Beladweyne iyo deegaannada ku xeeran magaalada si loo xoojiyo Nabadgelyada magaalada. Ciidamadaan oo isgu jiro Xoogga Daka Soomaaliya, NISA iyo kuwo booliska ayaa ujeedka holgalkooda lagu sheegay inay tahay mid ay ku adkeynayaan Nabadgelyada magaalada Beladweyne, maadaama dhawaan...

Qarax is-miidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, sida ay ilo-wareedyo u xaqiijiyeen warbaahinta . Wararka ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla inta u dhaxeysa xarunta taliska guud ee booliska gobolka Banaadir iyo sarta Jubba. Wararka ayaa intaas ku daraya inuu jiro khasaare nafeed,...

Kadib kulan ay Maanta Magaalada Beledweyne ku yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kasoo saareen amaro la xiriira dhanka amniga maadaama magaalada Beledweyne oo ah Xaruna Gobolka Hiiran ay kamid tahay Goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka. Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi ayaa Warbaahinta u Akhriyay Go’aanada kasoo baxay Gudiga...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu wado in dhowaan ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweyne laftagareen ayaa ka yimid Magalada Baydhabo ee...

Banaanbaxaan oo ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere ayaa waxaa looga soo horjeeday dilkii dhawaan Ciidamo ka tirsan kuwa Uganda ee ka kamid AMISOM dadka Shacabka ahaa ugu geysteen degaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa waxaa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid ahaayeen ( DIL GARDARO AH DOONIMEYNO,...