Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay “inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go’doominta ee sharcigu dhigayo” oo lagu sameynayo dhammaan dadkii uu xiriirka la sameeyey Rugani. Juventus ayaa sheegtay in Rugani...

Warbaahinta Fox News ee dalka Mareykanka ayaa ku soo warrantay in xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, lagana soo doorta Minesota ay shaacisay inay aqal gashay. Ilhan ayaa barteeda Instagram-ka soo dhigtay sawir iyada iyo seygeed cusub ee Tim Mynett. Tim ayaa horay u ahaa lataliyaha Ilhan Cumar ee arrimaha siyaasadda. “Waan...

Nin kasoo jeeda London ayaa noqday qofkii labaad ee caalamka ku nool oo ka dawooday Caabuqa HIV, sida ay dhakhaatiirtu sheegeen. Adam kastillejo ayaa wali xor ka ah Caabuqa kaddib markii daweynta ka joojiyay muddo 30 bilood ah ka hor. Ninkan kuma uusan reysanin dawooyinka HIV-ga kaliya, balse wuxuu sidoo kale ku caafimaaday daweyn looga sameynayay unugyada jirkiisa, taas...

Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Maamulka deriska la ah ee Puntland in farogelin uu ku hayo arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug. Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu farogelin ku hayo uuna uga digayo farogelintaas. “Waxaan uga digayaa Maamulka Puntland faragelinta ay ku hayso...

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in xayiraad dhanka socdaalka ah uu kusoo rogay dadka dalkiisa uga imaanaya qaaradda Yurub. Arrintan ayuu madaxweynaha ku sababeeyay sidii looga gaashaaman lahaa faafidda xanuunka Corona. Khubad uu si toos ah telefishenada uga jeediyay ayuu ku sheegay in muddo 30 cisha ah la hakiyay dhammaan duulimaadyadii Mareykanka...

Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhex-marey degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii ay Al-Shabaab ku qaadeen weerar ku bilaawdey madaafiic degmada Awdheegle,waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in uu halkaasi ka dhacay dagaal socdey ku dhow saacad. Dad...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu horeysay xil Wasiirnimo uga Magacaabey Dowladda Federaalka Itoobiya. Wasiirka Haweenka iyo Carruurta Itoobiya ayaa loo Magacaabey Filsan Cabdullaahi Axmed oo sidii kale ah Milkiilaha Telefishinka keliya ee madaxa bannaan ee...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar madaafiic ah oo xalay saqdii Dhexe lagu qaadey Saldhiga Ciidamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhiga Af-urur ee gobolka Bari,waxaana dad ku sugan gobolka Bari ay sheegeen inay...

Maalin ka hor diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee laga leeyahay mareykanka waxaa ay duqeyn la beegsadeen Gaari nooca Somaalida u taqaano Caasiga,kaas oo mareyey deegaanka Ugunji oo u dhow degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana duqeyntaas ku dhintey dad la sheegay inay Shacab ahaayeen. Duqeynta lala beegsadey Gaariga ayaa waxaa ku dhintey 4 Ruux oo Shacab...

wararaka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya in uu qilaaf ka dhaxbilowday madaxda dowlada hoose ee magaalada baladweyne ka dib markii ay is ku qabsaden ...