Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhex-marey degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii ay Al-Shabaab ku qaadeen weerar ku bilaawdey madaafiic degmada Awdheegle,waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in uu halkaasi ka dhacay dagaal socdey ku dhow saacad. Dad...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu horeysay xil Wasiirnimo uga Magacaabey Dowladda Federaalka Itoobiya. Wasiirka Haweenka iyo Carruurta Itoobiya ayaa loo Magacaabey Filsan Cabdullaahi Axmed oo sidii kale ah Milkiilaha Telefishinka keliya ee madaxa bannaan ee...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar madaafiic ah oo xalay saqdii Dhexe lagu qaadey Saldhiga Ciidamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhiga Af-urur ee gobolka Bari,waxaana dad ku sugan gobolka Bari ay sheegeen inay...

Maalin ka hor diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee laga leeyahay mareykanka waxaa ay duqeyn la beegsadeen Gaari nooca Somaalida u taqaano Caasiga,kaas oo mareyey deegaanka Ugunji oo u dhow degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana duqeyntaas ku dhintey dad la sheegay inay Shacab ahaayeen. Duqeynta lala beegsadey Gaariga ayaa waxaa ku dhintey 4 Ruux oo Shacab...

wararaka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya in uu qilaaf ka dhaxbilowday madaxda dowlada hoose ee magaalada baladweyne ka dib markii ay is ku qabsaden ...

Shalay Wargeyska Capitalethiopia ee kasoo baxa Magaalada Addis Ababa waxaa uu qorey in dowladda Itoobiya hakisay saamigii Dekedda Berbera, oo ahaa 19%, hayeeshee waxaa Warkaasi beenisey Soomaaliland. Wasiirka Wasaradda Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in Warkaas uu qoray Wargeysa aan waxba ka jirin,isla markaana Itoobiya aysan hakin...

Barnaamijka Galka Baarista ee idaacadda VOA ayaa soo bandhigay xaqiiqda waxay ay yihiin shirkadaha sarifka lacagaha ee online-ka ee loo yaqaan Forex eek a howl-gala Soomaaliya. Baaritaanka uu sameeyey barnaamijka Galka Baarista ayaa lagu sheegay in ganacsigaan uu yahay mid mugdi ku jiro, gaar ahaan qaabka ay u adeegsadaan shirkadaha ka jiro Soomaaliya. Baaritaanka ayaa...

Kulanka dhexmari lahaa kooxaha Manchester City iyo Arsenal ayaa noqday kii ugu horreeyay ee laga baajiyo Horyaalka Ingiriiska caabuqa Corona awgii. Go’aankan ayaa la gaaray kadib markii ay cadaatay in qaar kamid ah ciyaartooyda Arsenal ay laba todobaad ka hor la kulmeen milkiilaha kooxda Olympiakos ee dalka Giriigga ka dhisan, Evangelos Marinakis, ninkaasi oo dhawaan...

Deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalmahaan ka jiray dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo Xubno ka irsan ururka Al-Shabaab,kuwaas oo isku bed bedelay gacan ku heynta deegaankaas. Saacadihii la soo dhaafay waxaa deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose ka dhacay dagaalo dhowr ah oo u dhaxeeyey Ciidanka Jubbaland iyo Xubno ka tirsan Ururka...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan  AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi oo saacadihii lasoo dhaafay Qarax lagula eegtay Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Kolonyada ay la socdeen  Ciidanka Burundi lala eegtay xili ay socdaal ku marayeen duleedka degmada Mahadaay, waxaana qaraxaas...