Beesha Tigrey siyasada iyo Rogaal celinteeda waxaa istaratigiyad u ah in Soomaali iyo walalahooda Oromo

by admin | Sunday, Aug 5, 2018 | 1625 views

Beesha Tigrey siyasada iyo Rogaal celinteeda waxaa istaratigiyad u ah in Soomaali iyo walalahooda Oromo ay isdagalaan oo ay u helaan Saldhigyo dhinaca Soomaalida ah oo ay ku abuuri karaan Abdi Iley markuu lee yahay Abaheena Miles ma dhiman qadiaydiisa waan wadeynaa In Soomaali dhexdooda la isku diro si uu u xukumo oo hadana iskaga dhigo inuu saaxib la yahay oo waji kasta uu ugu adeegsado. Sidoo kale waxaan halkan ka Cad Dr Abbey Ahmed In uu leeyahay Nabad baan dooneynaa yaa diidan sidoo kale Hadii labadii qoomayood Amhara iyo Oromo is raceen ma kula tahay Abdi Iley iyo Tigree dhagar qabayaal ah in Oromo iyo Soomaali isku diri karaan Riyada Soomaalida Liiska Samatiga waa riyo qaldan oo aan soconeynin waayo. Asalka iyo badanka Soomaali waa Kushatic ee. Royada Abdi Iley iyo Tigree waa nin Dad qaadey Xumbo cuskey. Wabilaahi Towfiiq

Like it? Share it!

Leave A Response