Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay shaqada Tababarnimo ka ceyrisay Jose Mourinho, kaddib guuldaradii Axadii la soo dhaafay ay Kooxda ka soo gaartay Liverpool. Maamulka Kooxda Man United ayaa go’aansaday inay ceyriyaan Mourinho oo qaab ciyaareed liita ku bilowday xilligan. Jose Mourinho ayaa labo sano iyo bar leylinayay Kooxda Manchester, inkastoo uu kooxda...

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Haweenka Soomaalida ah ee Kenya ugu baaqay in ay Raggooda u oggolaadaan in ay la guursadaan ilaa saddex xaas oo kale. Aadan Barre ayaa ka qeybqaadanayay ololaha wacyi gelinta ee la xiriira tirakoobka dadka Kenya ee la qabanayo dhamaadka sanadka sooo socda ee 2019ka. Mr Ducaale ayaa sheegay in Dadka...

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa cambaareysay maamulka madaxwayne Trump oo cunaqabatayn cusub ku soo rogay Cunaqabataytaan ayaa lagu soo rogtay saraakiil ka tirsan Kuuriyada Waqooyi. Kuuriyada Waqooyi ayaa imika ka digtay in ay hor istaagi doonaan arrinta ah in ay ka talabaxaan barnaamijkoda niyukleerka. Xukuumadda madaxwayne Trumpa ayaa cunaqabatayn cusub ku soo rogay...

Qaar ka mid Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyadoona Amniga Magaalada ay si weyn u adkeeyeen ciidamada Ammaanka. Isgoyska Tarabuunka, Isgoyska Banaadir iyo Taleex ayaa xiran iyadoona halkaasi lagu daadiyay ciidamo dheeraad ah. Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa Risaala u sheegay in sidoo kale maanta xiran yahay Jidka Makah Almukaramah. Waxaa sidoo...

Ciidanka maamulka Puntland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso kusoo qabtay xubno ka tirsan Shabaab iyo waliba ururka Daacish ee ku sugan qeybo ka mid ah Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys ayaa warbaahinta u sheegay in 5 xubnood oo Shabaab ka tirsan lagu qabtay Boosaaso,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilalkii Maalmihii...

Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Ibraahim Geeseey ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu u haayay Xukuumadda Soomaaliya. Waxa uu sheeegay in uu isku casilay faragelin uu sheegay in Xukuumada ay ku heyso Maamulada dalka ka jira, gaar ahaan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxa uuna carabka ku dhuftay in...

Xaaladda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay tahay mid dagan, kadib markii saddexdii maalin ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen rabshado xoogan.Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa lagu arkayaa Waddooyinka magaalada, kuwaas oo xaqiijinaya amniga, kana hortago rabshado ka dhaca halkaasi. Xariiro aan la sameynay saraakiisha...

Qarax lagu soo dhejiyey gaari ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhacay xaafada Siigaale ee degmada Hodan ka dib markii uu si lama filaan ah u qarxay gaari noociisa lagu sheegtay kuwa raaxada. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa ka dib uu gaariga ka kacay dab aad u...

Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta gabi ahaanba ku dhawaaqday in la xiray Xabsiga Godka Jilacow, kadib cabasho uga timid Shacabka & Hay’addaha Xuquuqul Insaanka, islamarkaana hadda kadib aysan jiri doonin wax dad ah lagu xiri doono. Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa warbaahinta u sheegay in xabsiga loo badelay Acadeemiyad loogu tala galay...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya uusan ka warqabin xarigga dowladda Federaalka ah u geysatay Abuu Mansuur. Wasiir Xasan ayaa sheegay in Koofur Galbeed ay tahay dowlad Goboleed ka mid ah dowadda Federaalka ah islamarkaana amniga dalka ay u xil saarantahay dowladda Soomaaliya. Ugaas...