Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo wareysi siiyey Galabta Idaacada VOA-da Soomaali waxa uu kahadlay Xanibaada ay galeen Gaadiid Xamuul Ah. Baabuurtaan ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwo Raashin kala duwan ku rarneyd,islamarkaana isbaarooleey ay Ku Qasbeen inay bixiyaan Lacag ayna gaadiidleyda ka cowdeen Lacagtaas. Howlgal ayaa durba...

Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbed Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Ciidamada Booliska Maamulkaasi ugu digay in ay siyaasada ku dhex milmaan. Waxa uu sheegay in Tilaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan askarigii isku daya in uu siyaasada gaar ahaan arrimaha doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya faraha lasoo gala, uuna ku weyn karo shaqadiisa. “Ciidanka...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ay suurtagal tahay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed. Doorashadda ayaa lagu waday in ay dhacdo 17-ka Bishaan oo ay ka dhiman tahay 3 maalin oo kaliya, waxaana lagu waddaa in Guddiga doorashadda ay maanta shaaciyaan in...

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018 taas oo xubnaha Golaha Shacabka ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Ajendaha kulanka ayaa ah u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018 iyo aqrinta saddexaad ee hindise sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa Isniintii...

Dawladda  Yuhuudda iyo Kooxda iska caabinta Reer Falastiin ee Xamaas ayaa si wada jir ah u ogolaaday Codsi la xiriir Xabad-joojin oo ay soo jeedisay dowladda Masar. Labada dhinac ayaa ku dhawaaqay inay u hoggaansameen Xabad-joojin ay  Codsatay, dowladda Masar taas oo ku meel-gaar noqon doonta oo aan rasmi ahayn. Israil ayaa markii hore sheegtay in ay joojineyso duqeynteeda...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qabqabtay waxa ay ka sameeyaan Xaafado ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir. Howlgalka ayaa ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay,iyada oo degmadaas shalay uu ka dhacay dil loo geystay mid ka mid ah Shaqaalaha Maamulka degmada Waaberi.   Saraakiil ka tirsan Ciidanka booliska ayaa...

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dagaal  Magaalada Jilib ee Gobolka Jubadda dhexe, ku dhexmaray xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in xaalad kacsanaan ah ay ka jirto degmada Jilib. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaalka ayaa yimid kadib markii Shabaab ay ka shakiyeen rag Soomaali ah iyo rag Ajaanib ah oo...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyadda Magaalada Muqdisho ayaa taliyeyaasha Saldhigyadda ku Amray in ay laba Jibaaraan Ammaanka caasimada. Wasiirka Amniga ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Taliyeyaasha Saldhigyadda ay shaqooyinka loo diray u qabtaan si hufan si looga hortaggo falalka Amni daradda ee ka...

Madaxda Galmudug oo ka hadlay Dagaal Beeleed iyo Dilal ka dhacay Deegaanada Maamulkaas. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaal beeleed iyo dilal ka dhacay Goboalda Galgaduud iyo Mudug. Madaxweyne Xaaf ayaa ugu baaqay Odoyaasha Maleeshiyaad Beeleed maanta ku dagaalamay Deegaan hoos taga...

Guddiga doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ka yeeshaan doorashada madaxtinimada degaankaas. Ujeedka kulanka guddigaan ayaa ah sidii ay usoo dhameystiri lahaayeen xubnaha ka maqan oo boosaskooda ay baneeyeen xildhibaano gaaraya 15-xubnood, kuwaas oo is casilay. Guddiga ayaa ka koobnaa 27-xubnood, Baarlaamanka...