Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita maadama wax qunsuliyad ah ama Safaarad ah uusan Mareykanka ku laheyn gudaha Soomaaliya laga soo bilaawo bilaawgii burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ee uu hogaaminaayay Maxamed Siyaad Barre. Bales iminka wax ay u muuqataa in Mareykanku uu daneenayo in uu Soomaaliya ka dhisto dhismo ay qorsheynayaan in ay Safaarad...

Xilibaan Idiris Abdi Taktar Waa Xilibaanka keliya ka hadla danta Shcabka Koonfurta Soomaaliya Waa Xilibaan aan ka Cabsanin Wixi danta Umada ay soo oorteen ee waa xilibaan Geensi ah, waxaa jirta in Xilibaano badan laga Soo Doorto Deegaanka Koonfurta Soomaaliya ma Aragteen Xilibaan ka hadla Shacabka la dgibaateyneya ma aragteen xilibaan ka hadlaya adka aan lacagta heysan...

Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti   ee Qaramada Midoobey  ayaa sheegay in Muranka dhulka ah ee u dhexeeya dalalka Jabuuti iyo Eritrea lagu balamay in isla aado Maxkamada caalamiga ah ee ICJ kadib markii dowlada Jabuuti ay ka codsatay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey inay ka taageeraan sidii loo xallin lahaa muran xuduudeedka kala dhaxeeya dalka...

Wararka ka imaanaya Galgaduud waxay sheegayaan in waxgarad ka baxay  Guriceel isla markaana ku siijeeday dagmada Balanbal ay shil gaari ku galeen wadada xariirisa dagmooyinka Guriceel iyo Balanbal. Wararka waxay sheegayaan in waxgaradku ku sii jeedeen shir lagu heshiisiinayey beelo walaalaa oo ku dagaalamay deeno hoostaga degmada Balanbal. Waxgaradka dhaawacu gaaray waxaa...

Taliyaha ciidanka booliska Somaliyed General Bashiir Cabdi Maxamed ayaa wuxuu sheegay inay xabsiga dhigeen Shan askari oo magacyo iyo Darajooyin kala duwan mushaar uga qaadan jiray ciidanka booliska iyo kuwa xoogga dalka. Wuxuu sheegay soo qabashada raggan inay ka dambeysay kadib baaritaan muddo dheer lagu hayay. Taliyaha booliska ayaa sheegay in askartan la horgeyn doono...

Dowladda Jabuuti ayaa soo dhaweysay go’aanka ay Qaramada Midoobay cunaqabateyntii hubka iyo xayiraadaha kaleba uga qaadday dalka Eritrea, tallaabadan ayaana dadka qaar ku noqotay mid lama filaan ah, maadaama horay ay Jabuuti mowqif adag uga taagneyd arrintaas, kuna talineysay inaan Eritrea laga qaadin cunaqabateyntaas. Labada dal ee Jabuuti iyo Eritrea oo daris ah ayaa...

Magaalada Mooyaale waxaa Wali ka socda dagaallo ay dhiig badan ku daateen,kuwaasoo u dhaxeeya Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromadda. Sida ay dadka degaanka u sheegeen Warbaahinta dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Mooyaale waxaa ku dhintay dad ka badan 20 qof halka  102 kalana ay ku dhaawacmeen. Dagaalka ayaa wali xal laga gaarin , waxaana wali ka socda...

Ciidanka Jasiiradda Ortona ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyay Nin 20-jir ah oo Soomaali ah lagu soo eedeeyay in uu isku dayay in uu kufsado haweeney waayeel ah xeebta ku taal magaalada Abruzzo. Booliska ayaa sheegay in ninkaan oo dhawaan soo galay talyaaniga in uu ahaa shaqsi magangaliyo doon ah,islamarkaana uu dhagaxaan waa weyn ee ku weeraray Haweenayda ka hor falka...

Maanta ayaa waxaa loo balansan yahay in ladhamestiro dib-u-heshiisiin loo sameynayo labo Beelood oo walaalo ah kuwaas oo ku dagaalamay Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud. Waxgaradka, Odayaasha iyo Nabadooda ayaa arrintan siddii loo dhameystiri lahaa ka shaqqeynaya kuwaas kusii jeeda goobta uu shirku ka dhacayo.     Deegaanka Hardhis oo Dhanka Koofureed...

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay jabisay Cunaqabateynta hubka ee Saaraan, xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ugu jirto sidii looga qaadi lahaa Cunaqabateynta, Maadaama ay dagaal kula jirto Al-Shabaab. Kooxdii Golaha Ammaanka u qaabilsanaa Cunaqabateynta Saaraan Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in dowladda Soomaaliya ay heshay  20,000...