Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda uu gaaro Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ah Hoggaamiye Xisbi, waxaana Magaalada Muqdisho iyo gobolada qaar uu ka waddaa Ololo xooggan oo ku aadan Caanbixinta Xisbiga uu hoggaamiyaha ka yahay. Diyaar...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa  Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. War saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada looga arrimiyo maamulkaasi Puntland ayaa u qornaa sidatan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha...

Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee CIA ayaa soo afjartay baaritaan ay ku baadigoobayeen cidii amartay dilkii wariyihii dhaliili jiray Boqortooyada Sacuudiga Jamal Kashogi oo lagu dhex dilay gudaha Qunsiliyada Sacuudiga uu ku leeyahay Dalka Turkiga. CIA ayaa waxa ay si qeyxan u sheegeen in Amir Maxamed Bin Salmaan uu si toos ah uu u bixiyay...

Maamulka Degmada Balcad ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay ku qabaan dadka degan Degmada Balcad, ciidamda Dowladda ee ku sugan koontaroolka laga soo galo Muqdisho. Waxa uu sheegay...

Qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay lacag ka qaataan AL-shabaab islamarkaana u suurta geliyaan in ay gaaraan halkii ay doonaan. Arrintan ayaa lagu ogaaday baaritaan ay sameysay Kooxda Dabagalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea, waxaana falkani dhacay Bishii February ee Sanadkan,markaas oo shan xubnood oo ka tirsan Al-shabab loo...

Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita maadama wax qunsuliyad ah ama Safaarad ah uusan Mareykanka ku laheyn gudaha Soomaaliya laga soo bilaawo bilaawgii burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ee uu hogaaminaayay Maxamed Siyaad Barre. Bales iminka wax ay u muuqataa in Mareykanku uu daneenayo in uu Soomaaliya ka dhisto dhismo ay qorsheynayaan in ay Safaarad...

Xilibaan Idiris Abdi Taktar Waa Xilibaanka keliya ka hadla danta Shcabka Koonfurta Soomaaliya Waa Xilibaan aan ka Cabsanin Wixi danta Umada ay soo oorteen ee waa xilibaan Geensi ah, waxaa jirta in Xilibaano badan laga Soo Doorto Deegaanka Koonfurta Soomaaliya ma Aragteen Xilibaan ka hadla Shacabka la dgibaateyneya ma aragteen xilibaan ka hadlaya adka aan lacagta heysan...

Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti   ee Qaramada Midoobey  ayaa sheegay in Muranka dhulka ah ee u dhexeeya dalalka Jabuuti iyo Eritrea lagu balamay in isla aado Maxkamada caalamiga ah ee ICJ kadib markii dowlada Jabuuti ay ka codsatay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey inay ka taageeraan sidii loo xallin lahaa muran xuduudeedka kala dhaxeeya dalka...

Wararka ka imaanaya Galgaduud waxay sheegayaan in waxgarad ka baxay  Guriceel isla markaana ku siijeeday dagmada Balanbal ay shil gaari ku galeen wadada xariirisa dagmooyinka Guriceel iyo Balanbal. Wararka waxay sheegayaan in waxgaradku ku sii jeedeen shir lagu heshiisiinayey beelo walaalaa oo ku dagaalamay deeno hoostaga degmada Balanbal. Waxgaradka dhaawacu gaaray waxaa...

Taliyaha ciidanka booliska Somaliyed General Bashiir Cabdi Maxamed ayaa wuxuu sheegay inay xabsiga dhigeen Shan askari oo magacyo iyo Darajooyin kala duwan mushaar uga qaadan jiray ciidanka booliska iyo kuwa xoogga dalka. Wuxuu sheegay soo qabashada raggan inay ka dambeysay kadib baaritaan muddo dheer lagu hayay. Taliyaha booliska ayaa sheegay in askartan la horgeyn doono...