Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

wararka naga soo gara magaalada baaldweyne aya sheegaya in dad caada qaatayaala ah ay maamulka u shegeen in ayaga un wararka diri kara kuwaa oo qaarkood aan xitaa wariyaal ahan mas.uul kusugan magalada baaldweyne oo ka tirsan maamulka degmada baladweyne ayaa warbaahinta u sheegay in gudoomiya gobolka hiiran uu wado wariyaal asiga ay isku beelyihiin un si asiga ula shaqeeyaan. warbaahinta...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Somaliya, ayaa ka hadlay isbeddalada deg degga ah ee mararka qaar lagu sameeyo Wasiirada Somaliya. Xildhibaan Jeesoow oo ka hor hadlayay kulankii u danbeeyay ee golaha Shacabka oo ay yeesheen Isniintii, waxa uu ku sheegay in ay muhiim tahay in mudada Madaxweynaha xukunka hayo ay la dhameystaan...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guud ahaan Fasaxday Shaqalaha Dowladda munaasabadda Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darted   ...

Guddiga difacaa iyo arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Kenya oo todobaadkii la soo dhaafay ku sugnaa Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in ay ra’yi ururin ku sameeyeen Dadka degaanka. Guddiga waxaa uu ku sheegay kulamo uu la qaatay Shacabka in ay uga soo baxday in dadka degaanka ay ku qanacsanyihiin darbiga laga dhisayo Sohdinta Kenya. Waxaa kale oo ay sheegeen in...

Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali iyo xoghayihii dowladda hoose ee Baladweyne Cabdixakiin Maxamuud Xassan. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Arwaax, xoghayaha dowladda hoose ayaa...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in lala wadaagay macluumaad ku saabsan cod laga duubay dilka Jamal Khashoqji oo ahaa saxafi Sacuudiga u dhashay, balse wuxuu sheegay in isagu uusan si shaqsi ah u dhagaysan doonin. “Waa duubid laga sameeyay sakaraad, waana arrin fool xun,” ayuu Axaddii ku yiri warbaahinta Fox News.   Hay’dda Sirdoonka...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah warbixinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka. Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka Baarlamaanka maanta. Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Golaha Shacabka...

Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Roma ee Caasimadda dalka Talyaaniga sidda ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Madaxtooyadda. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah xildhibaano, Wasiiro iyo xubno ka socda Madaxtooyadda, waxaana la sheegay in booqasho dhowr maalmood qaadan doonta uu ku...

iyadoo dhaawan gobolka hiiraan loo soo magacaabay maamul cusub ayaa waxa hada uu bilabay maamulkas in uu kala qeybiyo wariyaasha magaalaadas ka shaqeeya qaarkood ayaa lagu geeyay qaab aan waa nagsaneyn . qaar ka mid ah wariyaasha ka howlga baladweyne aya warbahinta u sheegay in in gudoomiyaha gobolka hiiran uu ku wargeliyay in tiro yar oo asiga xogeyntiisa ay u soo qoren...

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa dib u bixinaya lacag gaareysa ku dhowaad 35 kun oo doollarka Mareykanka ah taas oo shirkad musuqmaasuqa lagu eedeynayo lalana xiriirinayo wiilkiisa ay ugu deeqday ololihiisii madaxtinnimada. Shirkadda dhaqaalaha bixisay oo lagu magacaabo Bosasa, ayaa ku guuleysatay qandaraasyo ay dowladda bixisay, balse waxaa ku...