maamulka gobolka hiiraan oo qeybinaya wariyasaha baladweyne

by admin | Tuesday, Nov 20, 2018 | 783 views

wararka naga soo gara magaalada baaldweyne aya sheegaya in dad caada qaatayaala ah ay maamulka u shegeen in ayaga un wararka diri kara kuwaa oo qaarkood aan xitaa wariyaal ahan mas.uul kusugan magalada baaldweyne oo ka tirsan maamulka degmada baladweyne ayaa warbaahinta u sheegay in gudoomiya gobolka hiiran uu wado wariyaal asiga ay isku beelyihiin un si asiga ula shaqeeyaan.

warbaahinta madaxa banan ayaa cadis la kulantay tan iyo markii la dhisay hirshabeele.

laso warbixino ku saabsan arintaan?

 

Like it? Share it!

Leave A Response