Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii Xalay Magaalada uu ka dhacay Qarax ay ku geeriyoodeen labo ruux Afar kalena ay ku dhaawacmeen. Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay...

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadahsay weerar Habeen hore ka dhacay degaan lagu magacaabo Caad oo ka tirsan Gobolka Mudug. Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in saddex ka mid ah Al-shabaab ay ku dhinteen weerarkaas. Mareykanku waxaa uu sheegay in weerarkaas uusan wax khasaare  ah ka soo gaarin dadka Rayidka islamarkaana ay guuleysteen...

Booliska dalka Hindiya ayaa shaacisay in Dhakhtar ka hawlgala Cisbitaal ku yaalla gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya xabsiga la dhigay ka dib markii isaga oo khamraysan uu qaliin ku sameeyay haweenay xaamilo ah. Hooyadii iyo Ilmihii yaraa ee Caloosha ku jiray ayaa labadda geeriyooday. Ciidanka Booliska ayaa sheegay in qalabka lagu baaro darooga uu u xaqiijiyay...

Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya ayaa  sii daayay labo ruux oo Kenyaan ah oo ay soo afduubeen  November 22-keedii, waxaana dadkaasi laga soo Afduubtay tuulo hoos timaada degmada  Wajeer ee gobolka waqooyi bari. Maxamed Biriik, Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi Bari, ayaa xaqiijiyay sii deynta labada ruux oo xoolo dhaqato ahaa in ay timid ka dib wadahadal dhexmaray...

Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya in uu Hanjabaad uu kala kulmay. Waxaa uu sheegay in 48 saac ee lasoo dhaafay dhanka Xukuumadda uu kala kulmay Handadaad ballaaran oo loogu sheegayay in uu ka baxo Arrimaha Maaliyadda oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa. Xildhibaanka...

Warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maalmaha soo socda la joojin doono dalbashada  Baasaboorka Soomaaliga kadib markii la sheegay in qandaraaska ka go’ay Shirkadii sameyn jirtay Baasaboorka.Shirkadaan oo laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaceeda lagu sheegay Ibtikarat waxayna hay’ada socdaalka iyo jinsiyada  Baasaboorada Soomaaliya...

Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Qorsheynta Somaliya, C/Qaadir Aadan Maxamed, ayaa ka hadlay halka ay mareyso qorshaha dalka loogu soo guurinayo Hay’adaha Xafiisyada ku leh Nairobi, kuwaasoo ka shaqeeya gudaha Somaliya. Xoghayaha, waxa uu sheegay in qorshahan uu haatan marayo meel wanaagsan, Kaasoo soo maray heerar kala duwan, waxaana uu soo bilwoday Bishii Jnauary, 11-Keeda...

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar uu xalay ku diley xaaskiisa guri ay ka degenaayeen xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar. Dilka haweeneydan oo la sheegay in ay xaamilo ahayd lana oran jirey Jamiilo Sh.Cali Ibraahim oo 32 jir ahayd ayaa ka  dambeysay kadib...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka kala dhacay magaalada Gaalkacyo iyo caasimadda Soomaaliya ee lagu dilay sheekh caan ah iyo tiro kale oo ah dad rayid ah. “Weerarradii maanta lala beegsaday dad rayid ah ee joogay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo waxay...

Ururada bulshada rayidka ee dalka Tunsia ayaa ku baaqay in la qabto maanta gelinka dambe dibadbaxyo looga soo horjeedo booqashada dalkaasi uu ku tegayo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed bin Salmaan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Waxay ka careysan yihiin ururadan dilkii loo gaystay weriyaha Sucuudiga u dhashay Jamaal Khaashogji. Aqalka madaxtooyada Tunisia...