Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ururada bulshada rayidka ee dalka Tunsia ayaa ku baaqay in la qabto maanta gelinka dambe dibadbaxyo looga soo horjeedo booqashada dalkaasi uu ku tegayo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed bin Salmaan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Waxay ka careysan yihiin ururadan dilkii loo gaystay weriyaha Sucuudiga u dhashay Jamaal Khaashogji. Aqalka madaxtooyada Tunisia...

Xog-hayaha ururka suxufiyiinta qaranka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ururka suxufiyiinta qaranku uu aad uga walaacsan yahay sida xukuumaddu ula dhaqanto saxaafadda iyo shaqaalaheedii, waxa  uu kahadlay xarigga suxufi  lagu magacaabo Nuur Ismaciil Sheekh oo uu sheegay in loo dhaadhiciyey xabsiga dhexe...

Waxaa magaciisa oo saddaxan uu ahaa Sh Cabdi wali Sh Cali Cilmi Yare. Sida uu BBC u sheegay nin aqoon dheer u lahaa sH CabdiWali ayaa da’diisa lagu qiyaasay dhowr iyo lixdan sano. Sh Cabdiwali Sh Cali Cilmi Yare waxaa uu ku dhashay tuulo lagu magacaabo Laguraqsay oo Gaalkacyo qayaastii dhowr iyo lixdan kiilomitir dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan. Waxaa uu xifdinta...

wariyaasha  ka howlgala magaalada  baaldweyen   ayaa uGu baaqay dowlada soomaaliya  iyo urururada  u dodo xuquuqda adanaha  in la sii daayo  Nur Ismail Sheikh    oo u xeran dad  shaqsiyaad ah. sanadka soomaliya ayaa kaalinta koobaad ka gashay xadgubka loo geeysto wariyaasha. ...

Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar Qaraxyo loo adeegsaday oo Saakay lagu qaaday xarunta xerta ee Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi Yare oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Shabaab waxa ay sheegteen in weerarkaasi ay ku dileen Wadaadkii Cabdiweli oo si weyn looga yaqaano Soomaaliya, islamarkaana kusoo caan baxay koox dhalinyaro ah...

Ciidanka Galmudug ayaa Koox hubeysan  kula dagaallamaya Gudaha xarunta Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi yare oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ka dib markii saakay lagu qaaday weerar ku bilowday Qaraxyo. Xarunta wadaadka ayaa waxaa ku sugan dhalinyaro ka badan 100 ,kuwaasoo oo la sheegay in ay yihiin xertiisa. Ciidanka Booliska ayaa gaaray...

Wasiirka Wasaaradda Gaashiindhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) oo Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socota Midowga Yurub ayaa kala hadlay taageerista Ciidamada Dowladda federalka. Si gaar ah waxa uu ugu dalbaday in ay kordhiyaan tababarada Ciidamada Dowladda ay siiyaan Macalimiinta Midowga Yurub ee Muqdisho ku sugan, Dowladaha ururkaan...

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa duqayn cirka ah ka gaystay deegaanno ay ku xooggan yihiin mucaaradka Suuriya, wuxuuna ku eedeeyay maleeshiyaadka ka dagaallamo Suuriya in hub Kiimiko ah ay ku weerareen magaalada Xalab ay dowladda haysato. Dowladda Suuriya iyo Ruushka wax ay sheegeen in weerarka Kiimikada ah ay ku dhaawacmeen 100 qof oo ay neefta ku dhegtay. Fallaagada...

Qarax labaad ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo sidda ay  xaqiijiyeen goobjoogayaal. Qaraxa ayaa ka dhacay qeybta Galmudug gaar ahaan xarunta Xerta Wadaadka Sheekh Cabdiweli. Qaraxa labaad ayaa la sheegay in uu ka dhacay Gudaha xarunta xilli saakay Aroortii weerar iyo Qaraxyo lagu qaaday xarunta. Qaraxyadda Gaalkacyo waxaa ka dhashay Khasaare Ballaaran oo isugu jira...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa horumarinta dhaqaalaha badaha, gaar ahaan dhinacyada la xiriira maalgashiga, sare u...