Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ayaa maanta xiran kadib markii ay sameyn ku yeelatay roobab ka da’ay magaalada. mid  ka mid  ah  howlwadeennada garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif ee magaalada Baladweyne ayaa u sheegay warbaaahinta   in dadka ka soo dega ama ka dhoofa garoonka lagu war galiyay inaysan jirin diyaarad ka soo degeysa garoonka maadaam ay dhax...

Gudigga dib u eegista iyo lasocodka arimaha dastuurka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in lakordhiyay tirada gudigaasi . Gudoomiyaha gudigaasi Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeyb diid ayaa waxa uu sheegay in tirada gudigaasi oo markii hore ay ahaayeen 10 xubnood laguna soo biiriyay lix xubnood oo hor leh. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in lixdaan xubnood laga...

Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegteen in dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dileen degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho taliyihii ciidamada ee degankaasi. Waxaa ay sidoo kale sheegteen  in ay ku dileen Weerar Gaadmo ah, islamarkaana ay ka qaateen Gaari uu watay sidoo kalena ay dileen mid ka mid ah Ilaaladiisa. Ninkii ay sheegteen Shabaab in ay...

Wargeyska The New York Times ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray Faallo uu ku lafa-guray Khilaafka ka dhexeeya Guddoomiyaha BFS, Prof. Jawaari iyo Madaxweyne Farmaajo. Khilaafkaasi waxa uu cirka isku shareeray Arbacadii la soo dhaafay, kadib, markii Xildhibaanadda BFS uu dhex maray Buuq sababi gaaray gacan-ka-hadal hubeysan. Qalalaasahaasi ayaa laga hortegay, dadaal ay...

Wargeyska Orientalreview, ayaa daabacay in Dowladda Ruushka ay dooneyso in ay saldhig Ciidan ka dhisayo maagalada Saylac ee Maamulka Somaliland. Wargeysku waxaa uu sheegay Somaliland ay Saldhigga Saylac ee Ruushka uga beddelenayeso aqoonsi uu siiyo,sidaasna ay ku billaabato Aqoonsiga caalamiga ah ee Somaliland. Saylac waxaa ay Sohdin la wadaagtaa Dalka Jabuuti,halkaas...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Shil gaari oo Khasaare geystay. Sidda ay xaqiijiyeen maamulka gobolka Mudug ugu yaraan Saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa ku dhawaacmay ka dib markii gaari ay la socdeen uu gadoomay. Dhalinyaradda ku dhawaacantay Shilkaasi ayaa labo ka mid ah waxaa soo gaaray dhaawac...

Kulan maanta lagu waday in ay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha Shacabka ay ku yeeshaan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday sidda ay xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhex taagnaa Khilaaf weyn oo saameyn ku yeeshay Shaqaddii Baarlamaanka. Waa kulankii...

Dowladda Kenya ayaa dhawaan dirsaneysa Dayax Gacmeedkii ugu horreeyay kaas oo sameyntiisa ay iska kaashadeen Jaamacadaha Nairobi iyo Roma ee dalka Talyaaniga. Dayax Gacmeedkan ayaa lagu soo bandhigay Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka,2dii Bishan ,halkaas oo laga dirayo,waxaana ugu badan ee ay shaqadiisa noqoneysaa,Horumarinta Waxbarashada,Beeraha iyo Cilmi baarista. Wasiiradda...

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax labaad uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Banaadir. Qaraxan oo uu fuliyey gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay Isgoyska Banaadir  ee magaalada Muqdisho, wuxuuna qaraxani dhacay iyadoo ciidamo ka ah halkaasi ay isku dayeen inay joojiyaan gaariga qarxay. Ciidamada...

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Oo ah Ugaaska Beelaha Deggan Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu kulan kula qaatay Magaalada B/weyne Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare. Kulankaasi oo Wariyeyaasha ay dibad joog ka ahaayeen ayaa lasheegay inuu kusoo dhamaaday is faham daro qodobada qaar. Madaxweyne Waare Ayaa weydiistay Ugaas Xasan in Duqa Magaalada B/weyne Cali...