Weriyaasha magalada baaldweyene ayaa dalbaday in lasii daayo weriye Nur Ismail Sheikh oo muddo xiran.

by admin | Monday, Nov 26, 2018 | 831 views

wariyaasha  ka howlgala magaalada  baaldweyen   ayaa uGu baaqay dowlada soomaaliya  iyo urururada  u dodo xuquuqda adanaha  in la sii daayo  Nur Ismail Sheikh    oo u xeran dad  shaqsiyaad ah.

sanadka soomaliya ayaa kaalinta koobaad ka gashay xadgubka loo geeysto wariyaasha.

Like it? Share it!

Leave A Response