Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya in Rasaas laga maqlayo Saaka magaalada, taaso baqdin hor leh ku beertay Dadka Shacabka ah. Rasaasta, ayaa waxaa is weydaarsanaya Ciidan Daacad u ah Rooboow iyo kuwa Koofur Galbeed, Rooboow, ayaa duhurnimadii shalay laga soo xiray baydhabo, wxaaana diyaarad soo saaray Ciidanka Itoobiya. Dadka ku sugan Baydhabo,...

Ciidanka dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo Ibraahim Guuleed iyo Kornel Warfaa oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Gedo. Xariga ayaa yimid ka dib markii lagu wargaliyay in ay howlo shaqo ay u taggaan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka kenya, waxaana la sheegay in la xiran xilli ay...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xarigga Sjheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur. War ka soo baxay Wasaaradda amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Roobow uusan ka tanaasulin fikirkii uu uga midka ahaa Al-shabaab iyo in uu ciidan abaabulay. Wasaaraddu waxaa kale oo ay sheegtay in Mukhtaar Roobow uusan dhaqan gelin heshiisyadii...

wararka naga soo garaya  magaalada muqdisho   ayaa sheegaya  in diyaarad siday Mukhtaar Rooboow ay Kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa intaas ku daraya in Mukhtaar Rooboow oo ay la socdeyn Ciidamo farabadan oo kuwa dowladda Soomaaliya ah, looga soo qaaday Garoonka Aadan Cadde gawaarida qafilan, lamana oga ilaa iyo haatan...

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa saaka booqasho ku imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Wafdigiisa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalkaasi , Wasiiro iyo Ganacsato. Waa markii ugu horreysay oo uu yimaado Magaalada Muqdisho xilli horay uu Muqdisho u soo gaaray Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda...

Koox hubeysan ayaa nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade waxa ay  goor dhow ku dileen Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland. Laba dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in qeybta sare ee jirka ay ka toogteen Marxuum Cabdiqadir Maxamed Saleebaan  oo la sheegay in uu ka mid ahaa Ganacstada Magaalada Boosaaso sidda wanaagsan looga yaqaano. Kooxda...

Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay amaro ku soo rogeen Dadka ku dhaqan Magaalada Baydhabo, kuwaasoo banaanbaxyo ka sameeya Magaalada Baydhabo. Taliyaha Qeybta Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Gobolka Baay Korneel, Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in dadka looga baahan yahay in aysan dhigin dibadbaxyo aan lasoo ogeysiin Booliska. Waxa...

Dowladda France ayaa 1,400 oo Rasaas ah, Qoryo iyo Gaadiid ku wareejisay Dowladda Jamhuuriyadda Afrikada dhexe Hubka ay dowladda Faransiiska ku wareejisay Afrikada dhexe  ayaa waxaa ay sanadkii 2016kii ku qabatay xeebaha Soomaaliya. Saraakiil u hadlay dowladda Faransiiska ayaa sheegay in Hubkaani loo waday Yemen ama Soomaaliya islamarkaana uu xadgudub ku ahaa cunaqabeynta...

Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ku qabtay gaari siday Bambooyin ,kaasoo la doonaayay in lagu dhibaato Shacabka kunool Magaalada Baydhabo sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed. Gaarigaan oo ka yimid deegaano dhaca duleedka Magaalada Baydhabo, ayaa markii uu soo gaaray Koontaroolka...

Ciidamada  ammaanka ayaa xiray mid ka mid ah saddex tuhmane  oo lala xiriirinayo afduubka haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga oo aheyd  shaqaale gargaar  laguna Magacaabi jiray Silvia Romano. Ibrahim Adan Omar, oo madaxiisa horay loo dul dhigay  Sh1 million oo  lacagta Kenya ah ayay ciidamada Ammaanka qabteen ka dib howlgal gaar ah oo ay fuliyeen, waxaana sidoo...