Dowladda Federaalka oo ka hadashay Xarigga Abuu Mansuur{KHRISO}

by admin | Thursday, Dec 13, 2018 | 743 views

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xarigga Sjheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

War ka soo baxay Wasaaradda amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Roobow uusan ka tanaasulin fikirkii uu uga midka ahaa Al-shabaab iyo in uu ciidan abaabulay.

Wasaaraddu waxaa kale oo ay sheegtay in Mukhtaar Roobow uusan dhaqan gelin heshiisyadii uu la galay dowadda ee ay ka midka ahaayeen in uu caddeeyo fakarkiisa la xiriira Argagixisanimada iyo uu taageero Dowladda Federaalka ah.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Like it? Share it!

Leave A Response