Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyo iyo Weerar saakay laga maqlay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug. Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Galmudug, goob uu leeyahay wadaad lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Sidda ay sheegayaan...

Maal-mihii dhowaa waxaa xukuumadda Xasan Kheyre kusoo baxay fadeexad weyn, oo ku saabsan lacag gaareysa 42 milyan oo dollar oo miisaaniyadda dowladda laga xaday muddo sanad gudihiis ah, sida ay sheegeen guddiga maaliyadda baarlamanka. Sida guddiga uu sheegay lacagaast waxaa ka mid ah 20 milyan oo ka mid ahayd 50 milyan oo Sacuudiuga uu siiyey Soomaaliya, oo aan meel lagu...

Qaar ka mid ah wariyaasha ka howlga magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin lagu hayaayo warbahinta madaxa banan ee gobolka hiiran .   Qaarka mid ah wariyaasha magaladaas ayaa warbaahinta muqdisho waxay u sheegeen in aytahay wax laga xumaado in wariyasha qaarkood ay sameeyeen wax ka baxsan anshaxa saxaafada, ka dib markii...

Madaxweynaha Jasiirada Taiwan ahna hogaamiyaha Xisbiga talada haaya ee Jasiirada sheegata in ay shiinaha ka madax banaantahay ee Taiwan marwada lagu magacaabo Tsia Ing ayaa iska casishay hogaaminta xisbigaasi. Madaxweyne Tsia ayaa sheegtay in ay isku casishay sababa la xiriira doorashada xiliga dhexe ee Jaziiradaasi oo ay rajo fiican ka qabtay balse ay usoo baxday in sida...

Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeyn ka billaabi doonaan degaannada Hirshabeelle . Jeneraal Koronto ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab uu hadda ka socdo Gobolka Hiiraan gaar ahaan Maxaas iyo meelo kale. Waxaa uu sheegay in...

Soomaalida dalka Mareykanka ee ku nool Magaalada Minnasota ayaa dacad ka dhan ah Shirkada Amazon ka gudbiyay dacwad ka dhan ah iyagoo ku eedeeyay in ay si uun u heyb soocaan. Dacadaan ayey markii hore gudbiyeen shaqaalaha shirkada ee Soomaalida ah iyagoo sheegay in ay ku faquuqaan diintooda maadama sida ay sheegeen ay dul dhigeen amaro adag oo si qeyxan kaga hor imaanaya...

Guddoomiyaha Maxkamada Dajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo la kulmay Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda ayaa kala hadlay Jidgooyooyinka sii kordhaya ee Gobolka Shabeelaha Hoose ay dhigteen Kooxo ku labisan Dharka Ciidanka Dowladda. Shuute waxa uu sheegay in kooxahaas aysan kamid ahayn Ciidamada Dowladda Federaalka, balse ay soo jeediyeen...

Dowladda Masar ayaa sheegtay in Kaalin muhiim ah oo waxqabad muuqda ka dhalatay ka qaadatay Nabad ilaalinta Dalal Soomaaliya ay kamid tahay oo ay Ciidamadeeda u dirtay. Wargeyska Madaxa Banaan ee Todobaadlaha ah ee kasoo Baxa Magaalada Qaahira ee El Fagr (Alfajar) ayaa daabacay Xog uruurin ay ka sameeyeen Ciidamada Masaarida iyo habka ay ugu howlgalaan Nabad ilaalinta. Masar...

Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay in ay diyaar u tahay in ay kormeerto dekedda Hodeydah ee dalka Yemen, si halkaasi looga soo dejiyo gargaar la doonayo in la gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan dalkaasi. Hadalkan ayaa waxaa lagaga dhawaaqay magaalada Geneva. Magaaladan ayaa waxaa ku dagaalamaya fallaagada Xuutiyiinta iyo xulafada uu hogaamiyo Sacuudiga, kaa oo iminka sii...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda. Maanta ayuu kulan la qaadanayaa Madaxweynaha Dalkaasi Yoweri Museveni oo ay kaga wada hadlayaan Xiriirka labada dal, Ciidamada AMISOM iyo Isbadalada Geeska Afrika ka socda. Kulankii Farmaajo iyo Erdogan kahor inta...