Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa joojiyay dhimsaha …xarunta Madaxtooyada iyo Guriga Baarlamaanka HirShabeelle, Reysal Wasaare Xasan Cali Kheyrre, ka soo dhagax dhigay magaalada Jowhar, sanadkii hore ee 2018. Al-shabaab ayaa u hanjabay, shaqalihii dhimsaha xarunta, wadayaasha gaadiidkii Cagaf-Cagafta, iyo wadayaasha kale ee Gaadiidka keena Carrada iyo dhagxaanta,...

Markale ayuu xiran doonaa Lionel Messi maaliyadda xulka qaranka Argentina, iyadoo la filayo inuu kusoo laabto u ciyaarista qarankiisa kullanka ka dhacaya Camp Nou bisha March ee sanaddan. Guillermo Tofoni oo wakiil uga ah FIFA kullankan ayaa go’aamin doono xilliga kullankaas, iyo halka lagu ciyaari doono, iyadoo la tuhunsanyahay in kullankaas uu noqon karo mid lagu ciyaaro...

Koox Burcad Koonfur Afrikan ah waxa ay Gudaha dalka Koonfur Afrika weerar isugu jiray Dil iyo dhaawac ugu geystay laba Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka dalkaasi ku Ganacsada. Kooxda Burcada ah ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxa ay ugu tageen goob ganacsi oo ay ku lahaayeen dalka Koonfur Afrika,isla markaana u geystay weerar isugu jiray Dil iyo dhaawac. Muwaadinka...

Wasiirka gaashaandhigga Britain ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka iyo waftiga la socday. Kulankan oo ahaa mid saacado qaatay ayaa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Boqortooyada...

Madaxweynaha DG HirShabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Kormeer Ku sameeyay Deegaan Xeebeedka Ceel Cade. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku maraya deegaano ka tirsan Shabeellaha dhexe ayaa booqday Ex Dekadii Macmalka ahayd ee Ceel Cade iyo Garoonkii Diyaaradaha ee Cisaley. Madaxweyne...

Wafti sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ku hungoobay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ayada oo loo sheegay inaysan ka dhoofi karin, waxayna kadib isaga laabteen hoteellada iyo guryaha ay degan yihiin.. Waftigan ayaa kusii jeeda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, hase yeeshee diyaaraddii qaadi lahayd ayaa loo diiday fasax ay uga degto garoonka...

Qaramada Midoobey ayaa markale war kasoo saartay tilaabadii dowladda Soomaaliya ay dalka kaga caryrisay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey  ee Soomaaliya Haysom, waxaana ay sheegtay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonaan doonin howlaha loo qorsheeyay Soomaaliya sanadkaan. “Golaha Ammaanka wuxuu aad uga xunyahay go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Ammaanka Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Ciidanka Xasilinta gobolka Nugaal ay ka waddaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka. Ciidamo dheeraad ah oo ka mid ah daraawiishta maamulka Puntland ayaa lagu kordhiyay suggida Ammaanka Magaalada Garowe. Ku dhawaad 30 Musharax oo u taagan xilka Madaxtinimadda...

C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah mucaaradka ugu weyn ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in seddex arin darteed uu dowladda Soomaaliya ugu taageeri waayay go’aankii ay ka qaadatay Nicholas Haysom. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu kaga hadlay waxyaabaha keenay inuu taageeri waayo go’aanka dowladda Soomaaliya dalka uga eriday Danjire Nicholas Haysom. Qoraalka...

Warabixian ay dhawaan soo saareyn koox u dooda xuquuqda aadanaha oo fadhigoodu yahay dalka Britain ayaa lagu sheegay in 4.5 Milyan oo qof oo Soomaali ah ay u baahanyihiin in si deg deg ah loo gargaaro ka hor inta xaaladooda xumaan oo ay macluul isku bedelin. Warbixintaan ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in kala bar tiradaasi ay yihiin caruur halka ku dhawaad barka kalana...