xilibaan IDiris Abdi Taktar waa Xilibaanka Keliya Danta shacabka ka hadla

by admin | Friday, Nov 16, 2018 | 855 views

Xilibaan Idiris Abdi Taktar Waa Xilibaanka keliya ka hadla danta Shcabka Koonfurta Soomaaliya Waa Xilibaan aan ka Cabsanin Wixi danta Umada ay soo oorteen ee waa xilibaan Geensi ah, waxaa jirta in Xilibaano badan laga Soo Doorto Deegaanka Koonfurta Soomaaliya ma Aragteen Xilibaan ka hadla Shacabka la dgibaateyneya ma aragteen xilibaan ka hadlaya adka aan lacagta heysan ee dan yerta ah ayaan Jamacad u fureynaa.                                   Xilibaanaa kale ee laga Soo doorto Koonfurta Soomaaliya waxey ka fikiraan jeebkooda iyo caruurtoodo iyo Guryo lakiin ragu waxbey kala dheeryihiin  nina wuxuu leeyahay Naxariis Rabi ku maneystey hadalkiisa iyo hantidii uu helo ayuu shacabka masakinta ah ugu Gergaaraa waa Deeqrabi uu qofka ugu hibeeyo inuu Runsheego inuu danta Guud ka Fekero inuu masakiinta u naxariisto in hadal run ah oo ku hadlo xilikasta iyo meel kasta ha joogee.

hadaba kuwa ku maagaya xilibaan idiris nin aan qabiil ama dan gaar ah u taagyeereyno muxuu noola taagyeri waayey ee baraha Bulshaa hadalaa soo dhigaayo, horta ogada aqligu in uu san aheyn aniga sidaa Raba ee i raac ay tahay xil weyn oo Umadi ka dhaxeyo oo loo bahan yahay in fikir dheer saliim ah la sameeyo oo loo bahanyahay in la samata bixiyo shacabka daalan ee dhiigooda la iibsadey dadku isku aragti ma ahan Aqligu mar marka qaar waxaadan arkin ayaa jira marka cadifad qabiil iyo nin jecleysi ku  qaada.

Dadku waxey lee yihiin Aragtiyo fog iyo mid dheer hadii aigu noqotey aragti gaaban ee dadka kale hala yaabin ee waxaa la dooranaya nin la leeyahay keebaa ugu fiican aayaha Koofurta Soomaaliya  oo mudan in ayaaha Umada Wax ka bedeli karo, ma qof kursi nasiiyaa ayaan dooranaa mise nin Doolar nasiiyaa oo deegaanka Iibsadaa Mise Nin deegaanka iyo Dadka u Fiican.?

Like it? Share it!

Leave A Response