Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xarakada Al-shabab ayaa sheegtay in Fagaare ku yaalla degaanka Show ee Gobilka Hiiraan ay  ka fulisay Xukun dil ah kaddib markii Nin lagu soo eedeeyay in uu faraxumeeyay wiil yar dacwad laga soo gudbiyay. Ninka la toogtay oo lagu magacaabayay C/Qaadir Doolaal Caley ayaa da’diisa lagu sheegay 15 jir,waxaana uu fara xumeynta kula kacay wiil da’diisa lagu sheegay 6 jir. Aabbaha...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa Magaalada Jowhar ku soo gaba gabeeyay shir dib u heshiisiin ah oo loo qabtay qaar ka mid ah Beelaha dega Gobolka Shabeellaha dhexe. Axmed, oo ka hadlayay kulanka ayaa sheegay in guud ahaan Soomaaliya aysan hadda ka jirin shacab la dagaashan shacab kale ama qabiillo isku haya wax kale ee ay inta badan dagaalka...

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa xaqiijiysay in ugu yaaraan Lix ruux oo Falastiiniyiin ah oo uu ku jiro sarkaal ururka Xamaas ka tirsan lagu  dilay intii Israa’iil ay hawlgalka ka waday marinka Qaza. Ciidamada Yahuuda ayaa sheegay in hal askari laga dilay mid kalana laga dhaawacay intii ay hawlgalka wadeen ciidammada khaaska ah ee marinkaas. Benjamin Netanyahu...

Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cagjar ayaa ugu baaqay dhinacyada dhawaan ku dagaallamay Koofurta Gobolka Sool in ay isugu tagaan Magaalada Jigjiga. Dagaalkii degaanka Dhumay ayaa waxaa ku dhintay dad ka badan 60 Qof oo labad dhinac ah,waxaana markii dambe isku dayay in ay joojiyaan Odayaal ka kala socda Puntland, Somaliland iyo Ismaamulka Somalida. Mustafe...

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swizerland ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi xoogan oo ay ka qabaan in dalkooda hooyo dib loogu soo celiyo ka dib markii dowladda Swizerland ay shaaciyeen in ay dib u eegis ku sameyn doonaan soo gelooti badan haba ugu badnaadaan Soomaalida iyo Ereterianka. Saraakiil u hadlay laanta socdaalka ee Dalkaasi ayaa warbaahinta la wadaagay...

Magaalada Baxar Daar ee Dalka Itoobiya waxaa lagu soo gabagabeeyay Shir laba maalmood socday oo u dhaxeeyay Madaxda Waddamada Itoobiya,Soomaaliya iyo Eritrea. Shirkan ayaa inta badan xoogga lagu saaray is dhexgalka dhaqaalaha,Ganacsiga, isu socodka iyo horumarka. Qodobada shirkan ka soo baxay waxaa ka mid ah in labada dal ee kala ah Itoobiya iyo Eritrea ay dhowraan madaxbanaanida...

Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay xilliga ay qabsoomeyso doorashada madaxtinimo kaddib is casilaaddii Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo ka hariddii uu isaga haray tartanka doorashada. Xubin ka mid ah Guddiga doorashada oo lagu magacaabo Maxamed Nuur Maxamed ayaa sheegay in Doorashada ay ku dhaceyso waqtiga loogu talagalay ee ah 17ka Bishan...

Qaraxyadaan oo shalay salaadii casir kadib kadib ka dhacay Hotel Saxafi oo kasoo horjeeda Xarunta Dambi baarista Soomaaliya ayaa sababay khasaare kala duwan. Dad ku dhaw 30-ruux ayaa qaraxyada ku geeriyooday, tiro kalena wey ku dhaawacmeen sida laga soo xigtay saraakiisha gaadiidka Gurmadka Deg deg ah. Cabdi Barre oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad ee Dowladda...

Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeyso afayeen u hadlay ayaa sheegay in ay aad kaga xunyihiin weerarkii shalay galab ee qaraxyada is xig xigay loo adeegsaday ee ka dhacay caasimada Soomaaliya. Afayeenkaani oo magaciisa lagu sheegay Farhan Haq ayaa sheegay in Xoghaayaha guud ee Qaramada Midoowe  ka tacsiyeeyay dadkii soomaaliyeed ee ku dhintay iyo kuwii ku waxyeeloobay weerarkaasi ...

Nin dhalinyaro Somali Australian ah oo la aaminsanyahay in uu ka tirsanyahay Daacishta ka dagaalanta Syria ayaa weerar loo adeegsaday Mindi ka geystay Magaalada Melporn ee dalkaasi Australia. Booliska dalkaasi ayaa warbaahinta u sheegay in ninkaasi oo magaciisu lagu sheegay Xasan Khalifa Shire oo 30 sano jir ah in uu midi uu watay uu ku waxyeeleeyay ilaa 4 ruux oo taagnaa...