Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ururka Al-Shabaab ayaa  fagaare ku yaala degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha Hoose ku toogtay saddex nin oo sheegeen in labo ay aheyd Askar ka tirsanaa Ciidanka dowladda , halka midka kalena u ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Maxkamadda Al-Shabaab ayaa raggaan ku riday xukun dil ah, waxaana ugu dambeyntii lagu fuliyay Shalay...

Qoraal uu G/xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya, Faarax Macallim Maxamed Dagaare  soo dhigay Barta u uku leeyahay Twitterka waxa uu ugu horeyntii ku sheegay inuu soo dhaweynayo Go’aankii uu Sheekh Mukhtaar Roobow kaga soo goostay Alshabaab, kuna soo biiro Ciiddanka Isbedelka ee gudaha Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay. Siyaasiga waxa Aragti ahaan sheegay inuusan...

Emmanuel Macron Madaxweynaha faransiiska ayaa ballan qaaday in uu mushaarka kordhin doono sidoo kalana canshuurta la dhimmi doono, taasi oo jawaab u ah khalalaasihii toddobaadyadii la soo dhaafay ka socday dalka faransiiska. Emmanuel Macron  oo ka hadlayay telefishinka ayaa cambaareeyay khalalaasihii ka dhacay dalka, balse waxa uu sheegay in marka si loo eego ay ahaayeen...

Dowladda Kenya aaya digniin iyo hanjabaad u dirtay saraakiisha Gobolka Soomaalida ee dadka ka caawiya in ay gudaha Kenya galaan ama ku ganacsadaan. Maxamed Biriq oo ah isu duwaha amaanka ee Gobolka Soomaalida ayaa sheegay in dowladda dhexe ay shaqada ka eryi doonto qofkii lagu helo in uu dadka dhinaca Soomaaliya ka gelaya Kenya u fududeeyay safarkooda. Biriq ayaa sheegay...

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa maanta isugu yeeray Warbaahinta ka howlgasha Muqdisho. Shirka jaraa’id ee uu Mursal ku dhawaaqay in uu qabanayo ayaa lagu wadaa in uu uga hadlo halka uu marayo mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha,Wararka sheegaya in isaga xabsi Guri la geliyay iyo qodobo kale. Xildhibaano ka mid ah Golaha shacabka...

Hadii aan iska damino Iftiinka inoo soo ifey ma cada qate iyo Dowladdaha danaha Gaar ka ah wato ayaan u daneynaa? Waxaanu ognahay in wadankeena isbedel oo aanu dareeney Dareenka Wadananimo iyo Tubta Qaran nimo oo Waxaanu ogaaney Cadowgii Diinta iyo Derisnimada noogu soo gabanjirey, waxaan moodayey inan ka ilbaxney Qabyaladii iyo Nin jecleysigii oo waxaan moodayey inan...

Ururka AL-shabab ayaa baahiyay magacyada labo ka mid ah Raggii weerarka ku qaaday Guri uu Magaalada Gaalkacyo ka degganaa Wadaad lagu magacaabi jiray C/Wali Cali Cilmi,kaas oo weerarkaas ku dhintay. Al-shabaab ayaa sheegay in Ragga weerarka fuliyay uu ka mid ahaa Cumar Cabdullahi Ciise oo 40 jir ahaa,kana soo jeeday Beesha Daarood. Sidoo kale Ninka labaad ayey Al-shabaab...

Cabdiwali shiikh Ibraahim Muudey gudoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo ka hadlayay mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in wixii ka dhasha uu qaadi doono Gudoomiye Mursal. Muudey ayaa tilmaamay in aan sahlaneen Mooshin ama eed loo jeediyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka, maadaama uu yahay mas’uulka koowaad ee dalka. Xeerka iyo sharciga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa dalka Jordan kula kulmay xoghayaha amniga gudaha Maraykanka, Kirstjen Nielsen. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo xoghayaha amniga gudaha Maraykanka ayaa ka wada hadlay arrimaha khuseeya labada dal gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah argagaxisada iyo taageerada dawladda...

Siyaasadda Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa saacaddaha soo socda kusoo wajahan Magaalada Muqdisho, waxaana uu kasoo ambabixi doonaa Magaalada Nairobi oo uu ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay. Waxaa uu si weyn uga soo horjeedda Siyaasadda ay dalka ku maamulaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana muddo dhowr jeer ah uu jeediyay eedeymo...