Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Hogaannada taliska CXDS ayaa la wadaagay Madaxweynaha qorshaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyaga oo sheegay in diyaar u yihiin sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen dagaalka...

Wararka ka imaanaya duuleedka deegaanka Ceel lahelay ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay ay ku dhinteen qarax miino oo lagu qariyay gurigooda. ⓘ Qaraxa ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay laba ruux oo isla qoyskaas ah, waxaana halkaasi dhaawacooda kasoo qaaday ciidanka dowladda fedaraalka oo gurmad u sameeyay. War kooban...

Saraakiil sar sare ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo codsaday inaan magacyadooda la adeegsan, sababo la xariira inaan loo ogoleyn iney la hadlaan warbaahinta ayaa waxay sheegeen in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay badashay xaaladii dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. ⓘ Waxay sheegeen saraakiisha in talaabadaan ay dowladda ku badeshay xeeladii...

Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sidoo kale, R/Wasaare Xamze iyo Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa iska xog-wareystay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah al-shabaab Dhinaca kale, Xamze ayaa adkeeyey doorka kaga...

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa sheegay in madaxweynaha laga sugayo in uu umada u sharaxo sida uu u dhacay jabkii ciidamada Somaliland kasoo gaadhay dagaalkii 25 August. ⓘ Afhayeenka xisbiga Maxamed Faarax Cabdi, oo waraysi siiyay Galaydh Media, ayaa sheegay in bulshadu madaxweyne Biixi ka sugayso faah faahin ku saabsan wixii dhacay iyo dhiirigalin. “Bulshadu...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa ku adkaystay inay sharci tahay shaqo joojintii uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Galmduug, Cabdi Waayeel. ⓘ Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ka hor yimid shaqo joojintaan, isagoo ku tilmaamay mid sharci darro ah oo ka hor imaanaysa dastuurka Galmudug iyo awoodaha dastuuriga ah madaxweyne...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in aroornimadii hore saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar culus ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle. ⓘ Weerarka ayaa la tilmaamay inuu ahaa mid ku bilaawday qaraxyo, kaasoo kooxda Al-shabaab ay ku qaaday fariisin ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku leeyihiin deegaanka Nuur Dugle. Dagaalka...

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo is garabsanaya ayaa kooxda Al Shabaab maanta kala wareegay deegaanno dhowr ah oo dhaca inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Ceelbuur. Sida aan wararka ku helnay ciidanka huwanta ah ayaa cagta mariyay fariisimo ay Al Shabaab ku lahaayeen deegaanno dhaca duleedka Dhuusomareeb kuna wajahan dhinaca degmada Ceelbuur. Ciidamada...

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta diyaarad ku gaaray degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa ka baxay degmada Maxaas oo uu joogay maalmihii u dambeeyay, waxaana safarkiisa qayb ka ah mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda dhexe. Waxaa...

R/Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka isbeddelka cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sidoo kale, Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madax badan oo ka kala socota adduunka ayaa maalmaha uu socdo looga falanqeyn doonaa cimilada adduunka ee sii xumaanaysa iyo sidii xalal loogu heli karo caqabadaha iyo duruufaha...