Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Soonka waaberiga ilaa makhribku wuxuu socdaa meel kasta laga bilaabo 12 ilaa 17 saacadood, taas oo ku xiran n meesha aad dunida ka joogto. Kadib markii ay arkeen guddiga dayax raaca bisha, Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in maalinta koowaad ee Soonka ay tahay Isniinta 11-ka March. Muslimiintu waxay aaminsan yihiin in bisha Ramadaan ay tahay bishii aayadaha ugu horreeya ee...

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowladda Mareykanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ka fuliyeen Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan Al-shabaab, waxaana lagu...

Maamul Goboleedka Puntland ayaa Xalay kud dhawaaqay inaan degaanadooda laga soomayn maanta oo ay ku began tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan, waxaana ay sheegeen inay dhammeystiri doonaan 30 ka shacbaan. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa sheegay in Maalinta Taladaada ah ay u noqon doonto maalinta 1aad ee ramadaan. Xalay  Dowladda...

Israaiil ayaa qarsan waysay xanaaqa ay ka qaadday go’aanka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu ku sheegay in Yuhuuddu si arxan-darro ah ay ula dhaqantay Falastiin kaddib markii dagaal toos ah iyo go’doomin ay isugu dareen Shacabkaas. Ergayga Israaiil u fadhiga Qaramada Midoobay Ninka lagu magacaabo Gilad Erdan oo la hadlay Idaacadda Militariga Yuhuudda...

Madaxda ugu sarraysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hambalyo ku saabsan curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka ayaa Dadka hantida haysta ugu baaqay in ay garab istaagaan walaalahood danyarta ah ee aanay awoodin afurka & waxyaabaha kale ay u baahan yihiin. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare...

Iyadoo maanta ay ku beegdan tahay maalinta 1aad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa waxaa laga soomman yahay waddamo badan oo Muslimiin ah, waxaana inta badan la isku raacay in maanta ay tahay Maalin Ramadaan. Maanta oo ah 11-ka bisha Marso, kuna beegan 1-da bisha barakeysan ee Ramadan ee sannadka 1445-ka Hijrada, ayay inta badan Muslimiinta Caalamka billaabeen soonka...

Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono. Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad. Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan...

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed Captain Alex iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo...

Maxkamada Darajadda 1-aad ee magaalada  Kismaayo ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dhallinyaro ah oo dil magaaladaasi ugu geestay hooyadii dhashay, kaddib muran soo kala dhax galay hooyada iyo wiilkeeda. Ninkan maanta lagu toogtay fagaare kuyaalla magaalada Kismaayo oo lagu magacaabayay Xassan Cabdullaahi Cabdi ayaa hooyadiis si bareer ah toorey ugu dilay, waxa...

Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal. Deni wuxuu magacaabay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiir u dowle. halka uu horey u magacaabay 21 wasiir, waxaana marka la isku daro ay isku noqonayaan 57 xubnood. Halkaan hoose ka akhriso magacyada wasiirrada. 1....