Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

  Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa safarkiisii 5aad ku tagaya Bariga Dhexe tan iyo markii uu billowday dagaalka tooska ah ee Israaiil ee Falastiin u dhaxeeya ee 7dii Oktoobar sanadkii tagay 2023. Blinken ayaa markaan ku wajahan Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu ka billaabayo socdaalkiisa si uu Madaxda dalkaas ugala hadlo qorshaha raadinta...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen Sulub Axmed Firin ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah ‘AS’ loo baahan yahay in la xoojiyo isaga oo bogaadiyay doorka culimada Soomaaliyeed ay ka qaadanayaan dhiirragelinta Dadka. Gen. Sulub Axmed Firin ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay diiradda saareen howlgallada ay wadaan isla markaana ay sii kordhinayaan si loo xoojiyo...

Ciidamada ammaanka ee degmada Afgooye ayaa lagu soo warramayaa inay saaka gacanta ku dhigeen nin doonayay inuu gubo xaaskiisa iyo carruurtiisa, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose. Maxamed Ibraahim Barre oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ninkaasi laga qabtay isaga oo wata dab iyo basiin, isla markaana hortaagan...

Ciidamada Yuhuudda ayaa si bareer ah u toogtay carruur ku sugan Magaalada Rafax kuwaas oo u geeriyooday dhaawaca halista ah ee kasoo gaaray rasaas ay ku fureen ciidanka Israaiil sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin iyo ilo kala duwan oo Warbaahinta la hadlay. Askarta Israaiil ayaa rasaas dhinac weliba u ridaya maadaama cabsi xooggan ay kala kulmeen kooxaha wax iska caabbin...

Ciidamo katirsan booliiska maamulka Hirshabelle ayaa lakala dhax dhigay labo maleeshiyo beeleed oo dhawwaan ku dagaallamay deegaano hoostaga degmooyinka Ceelbaraf iyo Jalalaqsi oo ka kala tirsan Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe. Guddoomiyaasha gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe oo ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa ku baxay daminta colaada labada maleeshiyo...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka fuliyay degaano dhaca bariga gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidamada ka sameyeen deegnada kala ah Bacadka Digireed, Joqofoow, Dahar Faqay, Cali Yabaal, Isgooska Xeydoow, Galka Dhaaleey, Xaaji dhagax,...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u soo jeediyay Itoobiya iyo Soomaaliya inay khilaafkooda xal ka gaaraan IGAD iyo AU, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Amb. Meles Alem Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya. Amb. Meles Alem ayaa saxaafadda u sheegay in Itoobiya ay ka codsatay IGAD in ay ku baaqdo shir madaxeed kale oo looga hadlayo heshiiskii marin-badeedka...

Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Galmudug & Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiislayda ayaa dagaal culus la galay dagaalamayaal katirsan ‘AS’ oo weeraray Deegaanka Shabeellow ee Koofurta Gobolka Mudug. Saraakiil katirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Mustaqbal u sheegay in weerar qaraxyo ku billowday...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar jid-gal oo kooxda Al-Shabaab ay maanta ka geysatay inta u dhaxeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabellada Dhexe. Dagaalamayaal ka tirsan kooxda ayaa jidka u galay gaari Qaad sidat oo ka soo baxay Jowhar una socday Balcad, waxaana weerarkaas ka dhashay khasaare culus oo fan iyo maalba leh. Ugu yaraan toddoba...

Ciidamada badda Hindiya ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 19-shaqaale ah oo la socday markab kalluumeysi oo laga afduubtay xeebaha Soomaaliya. Waa howl-galkii saddexaad ee toddobaadkii hore gudihiisa lagu qabto , kaddib iyadoo ay soo badanayaan weerarrada lagu beegsanayo maraakiibta. 11-qof oo Iranian ah iyo 8-shaqaale Pakistani ah ayaa la socday markabka, sida...