Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki, iyagoo kawada hadlay madax-bannaanida Soomaaliya iyo xasilloonida gobolka. Hoggaamiyayaasha labada dal, ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda rasmiga ah, waxay hoosta kaga xariiqeen baahida degdega ah ee loo qabo in la ixtiraamo madax bannaanida Soomaaliya, iyagoo tilmaamay...

Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Israaiil ayaa cadaadis xooggan waxa ay saaraysaa ciidamada Yuhuudda si ay dib ugu laabtaan xaafado katirsan Magaalada Gaza oo si tartiib-tartiib ah dib uga gurteen todobaadyadii lasoo dhaafay. Ciidamadaan Israaiil ayaa sababta ay isaga baxeen difaacyadaas ayaa lagu sheegay in khasaaraha uu ku kordhay iyaga oo ku dooday in godad ka dambeeya...

Howlgalka Kumeel-gaarka ah ee Midowga Afrika loona soo gaabiyo ATMIS ayaa sheegay in ciidamadooda ay billaabeen howlgallo lagu ballaarinayo waddooyinka gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Ciidamada Uganda oo adeegsanaya Gawaarida loogu talagalay in lagu jaro geedaha waa wayn ayaa sameeyay howlgallo ay ku jarayaan geedahaas jidka soo galay...

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay darawal Mooto Bajaaj ku dilay waaxda Calasow dheere ee degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho, Sarkaalka dilka geystay ayaana goobta ka baxsaday. Dilka loo geystay darawalka Mooto Bajaaj ayaa yimid, kadib markii uu muran kooban uu soo kala dhex galay sarkaalka Booliska ka tirsan...

Baadhis uu si madaxbannaan Isbitaalka Guud ee Hargaysa ugu sameeyay maydka Cabdinaadir Muuse Dahable, oo dhawaan lagu dilay Muqdisho, ayaa lagu ogaaday in jidh dil loo gaystay markii la dilayay. Agaasimaha Guud ee Isbitaalka D.R. Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhibaatooyin aad u badan loo gaystay Dahable, isla markaana ceejo...

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeeed Jenaraal Sulub Axmed Firin ayaa xilkii looga qaaday Afhayeenkii ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe. Taliye Sulub ayaa u magacaabay Afhayeenka cusub ee Booliiska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo horay usoo qabtay xilkaan. Shirjaraa’id oo...

Dalka Zambia ee dhaca Dhinaca Koofureed ee Qaaradda Afrika waxaa fara kulul ku haya Cudurka Daacuunka oo Dalkaas ka dilaacay kaas oo galaaftay Nolosha ku dhowaad 700 oo ruux oo uu cudurku asiibay sida ay sheegeen bahda Caafimaadka. Dowladda Zambia ayaa dalbatay in laga gacansiiyo sidii loosoo afjari lahaa cudurkaan aafada ku noqdaan dalkeeda waxaana ay karaankiil gelisay...

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo khasaare badan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Jilib marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Deegaanka Jilib marka ayaa ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Marka, waxaana qoraal kasoo baxay dowladda Fedaraalka lagu sheegay in howlgalka...

Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa xalay guddoomiyay shir deg-deg ah oo xalay ka dhacay xarunta madaxtooyada maamulkaas ee magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Shirkan oo ah mid gaar ah ayaa waxaa isugu yimid xubnaha golaha wasiirada maamulka HirShabelle, waxaana sidoo kale ka qayb-galay Madaxweyne ku-xigeenka mudane...

Meydka Cabdinasir Muuse Dahable, oo katirsanaa Shaqaalaha Hay’adda maamulka hawada ee dowladda Soomaaliya oo dhawaan lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa saaka laga dejiyay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa. Diyaarad ayaa looga qaaday Garoonka Muqdisho Meydka marxuum Cabdinasir Muuse, taasi oo geysay Hargeysa, waxaana Maanta lagu wadaa in lagu aaso magaalada...