Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa goor dhow lagu dhaawacay bombo gacmeed lagu weeraray guri ay ka deganaayeen magaalada Jowhar. Bamka kadib ayaa la maqlay rasaas badan oo ay fureen qaar kamid ah ciidamada ammaanka ee magaalada Jowhar oo halkaas ilaalo ka hayay. Wararka oo weli soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in halka bamka lagu tuuray ay...

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne Biden ayaa soo gudbiyey 60 bilyan oo dollar oo taageero dhinaca amniga ah, xilli Ukraine ay la tacaalayso xad-gudub kaga imanaya Ruushka. Biden ayaa kulan uu Aqalka Cad kula qaatay madaxweynaha...

Al-Shabaab ayaa goordhow shaaciyay in aysan wax lug ah ku laheyn, isla markaana ka dambeyn dil la sheegay in loo geystay Ikraan Tahliil oo kamid aheyd Saraakiisha. Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya. War xalay kasoo baxay Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in Al-Shabaab afduubteen kadibna dileen Ikraan Tahliil, balse warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee taageera...

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay lagula eegtay degaanka Buurane oo ku yaal inta u dhaxeysa degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa lala beegsaday Ciidamada Burundi xilli ay kasoo baxeen Saldhiga ay ku leeyihiin degaanka...

Laamaha Amniga Degmada Qoryooleey oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa howlgal ay sameeyeen ay gacanta ku dhigeen Shaqsiyaad Hilibka Waraabaha ku dhex iibinayay Gudaha Suuqa degmadaas si qarsoodi ah, iyaga oo ku dhex qariyay Hilbka Xoolaha. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ammaanka degmada Qoryooleey ayaa soo bandhigay Hilibka Waraabaha iyo Shaqsigii ka Ganacsanayay...

Taliska hay’adda nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaciyay in la dilay Ikraan Tahliil Faarax ka dib markii ay u gacan gashay Al-Shabaab. Ikraan Tahliil oo aheyd Sarkaal firfircoon oo ka tirsan taliska NISA ayaa warkeeda la weysanaa bilihii lasoo dhaafay, waxaana waalidkeeda ay sheegeen in gurigeeda oo ku yaalla agagaarka taliska NISA in gaari gaar ah uu ka qaaday. Warka...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka uu madaxds ka yahay uu culeys badan kala kulmay howlaha doorashooyinka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in ,iyada oo muddo kooban uu dhisan yahay Maamulka Hir-Shabeelle uu kusoo aaday khilaaf kajira doorashooyinka, taasina ay keentay in Madaxda Hir-Shabeelle ku mashquulaan doorashada...

Dowladda Koonfur Afrika waxay laashay Codsu ku aadanaa inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan Qaxooti u dhashay Afganistan, kuwaasi oo Transit ku sii ahaan lahaayeen dalkaasi inta loo sii daad-gureynayo dal kale oo 3-aad. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Waaxda dalka Koonfur Afrika ugu qaabilsan Xiriirada Caalamiga iyo Iskaashiga (The Department of International Relations and...

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo kormeer amni u tegay Saldhigyada Booliska Magaalooyinka Carmo & Ceeldaahir ayaa digniin u diray dadka isticmaala & kuwa ka Ganacada Maandooriyaha Khamriga. Waxaa uu sheegay Taliyaha inay jiraan dad Magaalooyinka kala duwan ee Puntland Khamriga kasoo geliya Magaalada Carmo, waxaana uu...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta tababar ku saabsan habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha u furay 25 suxufi oo ka hawlgala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Tababarka oo socon doona saddex maalmood waxaa taageerayay Hay’adda National Endowment for Democracy. Waa qeybtii labaad oo ka mid ah tababarro xiriir...