Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa manta kulan ku yeeshey Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda beerahaHir-shabeelle Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) oo ay wehlinayeen Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, masuuliyiin kale oo ka tirsan Hir-Shabeelle & mas’uuliyiin ka tirsan Ha’yada Cunada iyo Beeraha Aduunka ee FAO. Kulanka oo saacado badan socfy ayaa waxaa looga...

Waxaa Maanta Maalintii labaad gelaya Shirka Golaha wdatashiga doorashooyinka , kaas oo shalay Madaxda uga furmay Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Kulankii shalay ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta howlaha doorashooyinka, waxyaabaha qabsoomay, horumarada la sameeyey iyo haddii ay jireen caqabado mudadii bisha ahayd...

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay markale Goob fagaare ah ku toogteen muddo todobaad ah gudihiis 10 Ruux oo ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen dowlado shisheeye, toogashadaas ayaa kala kala dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe & degaanka Buula Fuulay ee gobolka Baay. Toogashada koowaad oo ka dhacday fagaare ku yaal degmada Jilib ayaa waxaa...

Waxaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleedyada & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka ayaa waxaa guddoominaya Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana goobjoog ka ah Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada, Puntland Galmudug, Jubbaland...

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaal degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku toogteen lix ruux oo ay sheegeen inay ahaayeen basaasiin la Shaqeeynayay Hay’daha Sirdoonka Caalamiga ah. Lix Ruux oo kala ahaa 5 rag ah iyo Hal dumar ah ayaa waxaa Al-Shabaab ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da, isla...

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay kulan khadka taleefoonka ah oo ay la yeeeheen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha  Galmudug Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Kulanka oo ahaa mid la doonayay in lagu qanciyo Madaxweynaha Hir-Sbabeelle oo diidanaa ka qeyb galka Shirka Golaha wadatashiga...

Magacaabidda Jeffrey Feltman ergeyga gaarka ah ee Geeska Afrika ayaa rajo iftiimisay. Diblomaasiyaddaas ayaa sare u qaadday dadaallada wax looga qaban karo gobol ay ka jiraan colaado aan wax badan laga fahmin, iyo dhibaatooyin isku miliqsan oo ay hadheeyeen loollan awood iyo dano shisheeye. Itoobbiya oo culays diblomaasiyadeed kala kulantay buuxinta wejiga labaad ee harada...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Dheere ayaa lagu warramayaa in uu ciidamo beeleed ku diyaarsaday duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaas oo ay ku badan yihiin qoyskiisa ama dadka uu ka soo jeedo. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya in wasiirka oo siyaasad ahaan aad uga soo horjeeda Madaxweyne Axmed Madoobe,...

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in qasaare xooggan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab weerarkii gaadmada ahaa ay ku soo qaadeen deegaanka Wisil aroornimadii hore ee saakay. Taliyaha ayaa sheegay in abaaro 4:30 habeenimo xilliga la isku diyaarinayay salaad subax ay soo...

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu helay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, isla markaana ay dilal ka geysteen Magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in tirada markii hore dilka lagu xukumay ay ahaayeen 17 eedeysane,...