Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya 4-tii bishan ay bilaawday baaritaanka duqeymihii ciidanka Kenya ay ka geysteen gobolka Gedo. “Howlgalka ayaa hada ku howlan aruurinta macluumaadka ku saabsan shilka la soo sheegey, waxaana si...

Ciidamada Amaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala dhex-galaan laba maleeshiyo beeleed oo saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay duleedka degaanka Baxdo Gaabo ee Gobolka Galgaduud. Ciidamada oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo Saraakiil Ciidan oo uu kamid yahay Taliyaha Qeybta Booliiska...

Gantaal Balaastik ah oo ay Kooxda Xuutiyiinta ku duqeeyeeb magaallo ay haystaan Ciiddanka Dowladda Yeman ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 17 qof oo ay gabar 5 sano jir ah ka mid ahayd. Duqeyntaasi waxay Xuutiyiinta la beegsadeen Kaalin Shidaal oo ku yaalla Xaafadda Rawda ee bartamaha magaalladda Mari bee W/bari ee dalkaasi. Wasiirka Waraafinta Dowladda Yemen, Mucamar Al-Eryaai...

Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyeed Janeraal MahadCabdiraxman Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dolow ee Gobolka Gedo. Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Taliyaha Ciidamad Holwgelinta Gobolka Gedo, Bakaal Kooke, Taliyaha Ciidanka Nisa ee Gobolka Gedo, Cabdi Dheere, Gudoomiyaha Degmada Dolow Cali Faarax Mire iyo Masuliyiin...

Ruux la sheegay in uu isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu isku qarxiyay Goob Suuqa ah oo ku taal meel u dhow Isgoyska Ex-koontorool Afgooye ee magaalada muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in goobta qaraxa uu ka dhacay uu ku yaal Suuq lagu iibiyo Hilibka iyo Mallaayga iyo busteejo laga raro Gaadiidka...

Shirkadda Turkiga ee horumarinta Gawaarida Katmerciler ayaa shaacisay inay ka heshay codsi ah iibsashada gawaarida gaashaaman dowlada Kenya. Dowlada Kenya ayaa waxa ay dooneysaa inay ka soo iibsato illaa 118 gaari oo nooca gaadiidka gaashaaman ah iyadoo la soo bandhigi doono gaadiidkaas bisha August ee sanadkan 2021. Wadanka Kenya ayaa noqonaya dalka saddexaad ee ku yaal...

Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay markale dib ula wareegeen deegaanadii ay dhowaan ka qabsadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku yaalla gobolka Shabeelaha Dhexe. Qoraal kasoo baxay Al-Shabaab, isla-markaana lagu baahiyey baraha bulshada ee Internet-ka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda ay haatan ku sugan yihiin deegaanada...

Abaanduulaha Qeybta Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM Brigadier Jeff Nyagah ayaa booqday Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee la geeyay Saldhigyada kala duwan ee ku yaal Gobolka Jubbada Hoose. Booqashada oo qaadatay labada maalmood ayaa Brigadier Nyagah wuxuu ku gaaray ciidamo fadhigoodu yahay degaannada Kolbiyow, Ras Kamboni, Kuday &...

Taliban ayaa jimcihii qabsatay degmo ku taal koofurta waddanka Afghanistan, iyada oo aan wax iska caabin ah kala kulmin ciidanka ammaanka ee dowladda Afghanistan, waana degmadii todobaad ee ay si buuxda ula wareegaan tan iyo markii Mareykanka iyo xulufadiisa NATO ay billaabeen ka bixistan dalkan. Sarkaal ka tirsan laamaha amniga ee koofurta gobolka Zabul oo codsaday in...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaland Maxamed Kaahin Axmed ayaa marka hire u mahad celiyay ,Guddiga doorashooyinka, Musharixiinta, Golaha Wakiilada iyo degaanka iyo Xukuumadda oo uu sheegay inay waqti badan ku bixisay qabsoomida doorashoiyinka. Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhamaan natiijooyinka doorashadii ka dhacay Gobolada...