Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa lagu wadaa Maanta in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo inay gaaraan magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle. Shalay waxaa magaalada Jowhar dib ugu laabtay madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay la socdeen Xubno ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare...

Diyaarado la sheegay inay leedahay Dowladda Kenya ayaa waxaa ay xalay saqdii dhexe duqeymo dhinaca cirka ah ka bilabeen dhowr degaan oo ku yaal gobolka Gedo,halkaas oo ay ku nool yihiin dad Xoolo dhaqato ah. Degaannada duqeynta la sheegay inay ka geysteen Ciidamada Kenya ayaa waxaa kamid ah,, Ceelcade, likooley , laheley, Warburay, Burcaleen, dhamase, wargaduudo, qulqul...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goor dhow dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa labadii toddobaad ee ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalay shirka Wadatashiga Qaran ee lagu gaaray heshiis ku saabsan arrimaha doorashoyinka. Madaxweynaha...

Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu ansixiyay Golaha wasiirada Cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxaemd Islaam. Kulanka ayaaa soo xaadiray 51 mudane oo Baarlamaanka Jubbaland ka tirsan, waxaana ansixiyay Xukuumadda Cusub 50 xildhibaan wax diiday majirin waxaana Ka aamusay 1 xilibaan oo kaliya...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta kulan gaar ah ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma oo ka mid ahaa wufuuddii caalamiga ahaa ee goobjoogayaasha ka ahaa doorashooyinkii wakiillada iyo deegaanka ee dalka ka qabsoomay 31-May-2021. Madaxweynaha Somaliland ayaa ku bogaadiyey madaxweynaha hore ee Sierra Leone imaansha...

Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho qaar kamid ahoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha. Kulanka oo casha sharaf iyo xog-wareysi isugu jira ayaa waxaa ay Midowga Musharixiinta uga hadleen marxaladihii ugu dambeeyey ee xaaladda Dalka iyo Doorashooyinka la filayo dhawaan inay bilaabmaan. Sidoo kale...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in malmihii la soo dhaafay ay degaannada maamulkaas kusoo bateen shilalka gaari ay ka dhashaan khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac. Waxaa uu sheegay in laamaha Amniga Puntland looga baahan yahay inay hubiyan dhalinyarada dalxiiska u aadaya degaannada qaar ee Puntland inay yihiin kuwo awood u...

Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Magaalada Beledweyne. Sababta ay ciidamadaan ula wareegeyn Buundada Liiq Liiqato ayaa lagu sheegay inay ka dhalatay khilaafka u dhaxeeyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyti...

General Edward Katumba Wamaala oo ah Wasiirka Gaadiidka iyo Taliyihii hore ee Ciiddanka Difaaca ee Uganda ayaa lagu dhaawacay weerar lala beegsaday xilli uu saakayto marayey inta u dhexeysa Bukoto iyo Kiasasi ee nawaaxiga caasimadda dalkaasi ee Kampala. Toogashadaasi waxaa ku dhaawacmay General Wamala, iyadoo ay gabadhiisa oo lagu magacaabi jirey Brenda iyo Dareewalkiisa...

Wararbdheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxsyaan dagaal culus oo Ciidamada dowladda iyo ka tirsan Ururka Al-Shabaab Maanta ku dhexmaray degaano u dhaxeeya degmooyinka Buulo Burde iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed kusugan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ay weerar ku qadeen degaanka...