Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Qaraxyadan oo laba ahaa ayaa waxaa ay ka dhaceen wadada xiriirisa degmada Balcad & Tuulada gololeey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana ka dhashay qaraxyada khasaaro kala duwan. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxyada lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM oo ku socdaalayay wadadaas, isla markaana ay maqlayeen jugta qaraxyada. Wararka...

Wasiirkii Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan ayaa xaqiijiyay in uu heshiis la galay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, isla markaana saacadaha soo socda uu tagayo degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo. Janan oo ku dhawaad Sanad Ciidamo taageersan ku heysta duleedka Beled-Xaawo ayaa dhowr jeer weerar kusoo qaadat degmada Beled-Xaawo ee Gobolka...

Qalabka Warbaahinta Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay dhammaadki todobaadki hore tijaabisay ugu yaraan laba gantaal oo ah nuuca riddada gaaban. Wargeyska Washington Post oo marki ugu horreysay warbixintaan faafiyay ayaa sheegay, in gantaalladaasi ay ahaayeen kuwi ugu horreeyay ee ay xukuumadda Pyongyang riddo ku dhawaad muddo hal sano...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilkii waxaa uu ka qaaday Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ( Janan). Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu shaaciyay xilka qaadista Wasiirkii Amniga, hayeeshee aan lagu faah fahin sababaha keenay xilka qaadista. 24-kii Saacadood warar soo baxayay...

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta odayaasha deegaanka Garayaale , ciidanka ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Isniintii toogasho ku dilay ugu yaraan 10 qof oo ah dad xoolo dhaqato iyo reer guuraa ah. Dadka la dilay ayaa laga soo kaxeeyay degaan lagu magacaabo Fadhi-weyne oo ka tirsan degmada Rabdhuurre ee gobalka Bakool, waxaana lagu dilay degaanka Garayaale...

Shilka oo ah mid gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Wadada N7, gaar ahaan Magaalada Clanwilliam oo (231.5 km) u jirta Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Shilka ayaa yimid kadib markii uu wadada ka baxay, isla markaana uu rogmaday Gaari Toyota ah oo ay wateen Dhalinyaro Soomaali ah, waxaana shilka ku geeriyooday Wiil Dhalinyaro ah oo lagu Magacaabi jiray Maxamuud Muxudiin...

12 xeer-beegti iyo saddex kale oo keyd ah ayaa Talaadadi shalay loo xulay in ay dhageystaan, kiiska Derek Chauvin oo horay uga tirsanaa ciidamada booliska gobolka Minnesota, kaas oo ku eedeysan dilka George Loyd oo ahaa nin ka mid ahaa bulshada madow ee Mareykanka. Guddigaan xeer-beegtida ah ayaa ka kooban lix nin iyo sagaal dumar ah. Sagaal ka mid ah ayaa caddaan ah,...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo Maanta bilaabmay, waxana uu madaxweynuhu si rasmi ah u qaatay dhibcihii ugu horreeyey ee tallaalka covid-19. Munaasibadda Daah-furka ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19, ayaa madaxweynaha waxa kala qayb-galay badiba xubnaha ugu sarreeya Somaliland...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay soo dhaweeyeen. Garoonka diyaaradaha Aadan cadde waxaa wafdiga ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wasiirka...

Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa shaaca ka qaaday inuu bilowday wada-hadal u dhexeeyo isaga iyo dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda gobolka Gedo. Janan oo wareysi siiyey BBC-da ayaa qiray inuu haatan wada-hadal hoose kula jiro dowladda dhexe oo uu horey ula dagaalamay, kadib iska hor imaadyo ka dhacay Beledxaawo. Wasiirka...