Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa saaka ku geeriyooday Allaha u naxariistee xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa u geeriyooday xanuun haayey maalmihii u dambeeyey, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehalladaasi. Marxuumka ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii...

Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa maanta ka dhacay Qarax loo dhigay Gaari nuuca Raaxada ah oo Dowladda Federaalka ay u adeegsato wacyigelinta Faafintaanka xannuunka Covid-19. Inta la xaqiijiyay Wadahaha Gaariga ayaa dhintay, saddex kale dhaawac ayaa soo gaaray sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilo kala duwan & mas’uuliyiin Dowladeed, waxaana sawirro laga...

7 qof ayaa ku geeriyootay, 23 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Gaari Bas ah uu Waaberigii hore ee saakayto oo Arbaco ah ku qalibmay Waddo isku xirta magaallooyinka Al-caynu Al-sakhnat iyo Al-suweys ee Galbeedka dalkaasi. Dadka ku dhintay shilkaasi waxaa ka mid ahaa 2 carruur ah, sida uu sheegay Wakiilka Caafimaadka iyo dadka ee Sweys, Dr, Ismaaciil Al-xafnaawi. Waxa...

War  Murtiyeed Kasoo baxay Maanta Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac ka muujiyay xaaladda amni ee dalka iyo Cudurada sii kordhaya. Golohu wuxuu Dowlada Ku Dhaliilay in ay ka gaabisay, masuuliyaddii ka saarneeyd sugidda amniga oo aysan lahayn  wax tabaabusheeysi, baaritaan iyo falcelin muuqda oo lagu qanci karo. War kasoo baxay golaha ayaa sidaan u qornaa. “Golaha...

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyey guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmada Boosaaso, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Shaqo ka joojinta guddoomiyaha ayaa ku timid eedaymo la xiriira ku dhaqan la’aanta nidaamka maamulka dhaqaalaha ee magaalada Boosaaso, waxaana wareegtada lagu xusay in madaxweyne Deni uu tallaabadan...

Degmooyin ka tirsan gobalka Banaadir ayaa habeenadii la soo dhaafay waxaa ka billowday howlgal ay sameynayaan ciidan ka tirsan kuwa ammaanka, Ciidanka ayaa xiliyada habeenkii ah meel barxad ah isugu keena dhalinyarada qaar kadibna waxay weydiiyaan su’aal ah “yaa doonaya in uu kamid noqdo ciidanka qaranka, ama isagoo shaqadiisa iyo waxbarashadiisa wata nala shaqeynaya?” Ciidanka...

Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia) Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia) Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya) Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya) 2- Wareega Labaad. Monday 22 March 2021 3 p.m.-6...

Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu ansixiyo, xirmo dhaqaale tii ugu badneyd ee ay abid dowladda Mareykanka ku taageerto dhaqaalaha waddankaan, kaddib marki uu Golaha Senetka todobaadki hore meel-mariyay. Xirmadaan lacagaeed oo gaareysa Hal Tiriliyan iyo Sagaal boqol oo Bilyan oo dollar ayuu Aqalka Wakiillada horay u ansixiya, balse mar...

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya yihiin labo dowladdood oo aan si naba u kala maarmin sidaa daraadeed ay qasab tahay in ay heshiiyaan. Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay in ay tahay arin muhiim ah in gobolka lagu wada noolaado nabad iyo xasilooni, madaama ayuu yiri labada dowladdood yihiin kuwo isku qasban...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka la filayo inuu Muqdisho ka qabsoomo todobaadkaan. Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey madax ka tirsan Dowladda iyo xuno ka mid ah midowga musharixiinta. Wafdigaan uu hogaaminayo madaxweynaha...