Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya yihiin labo dowladdood oo aan si naba u kala maarmin sidaa daraadeed ay qasab tahay in ay heshiiyaan. Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay in ay tahay arin muhiim ah in gobolka lagu wada noolaado nabad iyo xasilooni, madaama ayuu yiri labada dowladdood yihiin kuwo isku qasban...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka la filayo inuu Muqdisho ka qabsoomo todobaadkaan. Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey madax ka tirsan Dowladda iyo xuno ka mid ah midowga musharixiinta. Wafdigaan uu hogaaminayo madaxweynaha...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad  ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday in looga yeeri doono teendhadii lagu doortay Afar sano ka hor ka dib markii ku fashilmay qabashda doorasho lagu wada qanacsan yahay. Waxaa uu sheegay xildhi baanka iyadoo dalka uu marayo meeshii ugu xumeyd ayaa tagi doona Farmaajo kulan uusan...

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku gudoomiyay shirkan oo diirada lagu saarayo Xaalada abaaraha ee ka jira deegaano badan oo katirsan Jubaland taas oo saamaysay nolosha dadka iyo xoolaha nool. Shirka Waxaa Madaxweynaha kala qeyb galay gudi gaar ah oo loo Magacaabay gurmadka abaaraha iyo sidii gargaar deg deg ah loo...

Sidda ay xaqiijiyeen warbaahinta dad goobjoogayaal tiro hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn Ciidanka AMISOM iyo xubnaha beesha Caalamka. Qaar ka mid ah dadka ku sugan Agagaarka xarunta Xalane ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka Madaafiic oo laga tuuray degmooyin ka mid ah Muqdisho. Ku dhawaad Shan hoobiye ayaa ku dhacday xarunta Xalane...

Kenya ayaa mamnuucday galleydii looga soo dhoofin jiray dalalka Uganda io Tanzania kadib walaac ka dhashay dhanka badqabka isticmaalka galleydaas, sida ay ku warrameen warbaahinta dalalkaas. Warbaahinta oo soo xiganayay warqad kasoo baxday waaxda cuntooyinka ee Kenya ayaa lagu sheegay in galleyda laga soo dhoofsado Tanzania iyo Kenya laga helay maaddo la yiraahdo mycotoxins...

Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo “lagu xannibay” gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon ayaa loo oggolaaday inay baxaan ka dib isku dhac habeenki dhex maray. Dhaqdhaqaaqayaashu waxay u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters maalintii talaadada in dhowr mudaaharaadayaal ah ay awood u yeesheen inay baxaan kadib markii ay ku xayireen ciidamada...

Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla magaalada Bu’aalle ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe waxay ku dileen shan nin oo ay ku eedeeyeen falal basaasnimo oo iyaga ka dhan ah. Al-Shabaab waxay sheegeen in raggaan ay ahaayeen shabakad isku xiran oo la shaqeyneysay sirdoonka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwo caalami ah. Dilal iyo duqeymo lagu dilay xubno ka tirsanaa...

Ciidanka booliska maamulka Puntland ayaa soo rogay amaro la doonaayo in lagi xaqiijiyo Ammaanka Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Booliska Garowe waxa ay sheegeen in hadda kadib qof kasta oo ka safraya magaalada Garoowe laga doonayo in uu damiin keensado, si loogu fasaxo Safarkiisa. Axmed Maxamuud Cali, islamarkaana ku magacaaban Taliyaha saddexda kantarool ee laga...

Faahfaahino ayaa laga helayaa howlgallo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaano dhaca inta u dhaxeysa magaalooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose, kuwaas oo lagu dilay dagaalamayaal iyo saraakiil sare oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab. Deegaanada uu militeriga Soomaaliya ka fuliyey howlgalkaas waxaa ka mid ah Ballow oo dhaca inta u dhaxeysa Balcad iyo Afgooye, waxaana halkaas lagu dilay xubno ka titrsanaa Al-Shabaab, sida laga soo xigtay Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Sidoo kale deegaanada la xusay ee ciidamada dowladda Soomaaliya ay saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegeen waxaa ka mid ah Jambaluul oo lagu dilay xubnihii lagu weeraray ee ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo warbixinta howlgalladaas la wadaagay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay saacadihii lasoo dhaafay kala wareegeen dhowr deegaan oo ka tirsan gobollada Shabeelooyinka, isla markaana howlgalkii ay qaadeen ay qeyb ka ahaayeen duqeymo dhinaca cirka ah. Waxa uu sheegay in 25 xubnood oo isugu jira saraakiil iyo dagaalamayaal ay ku dileen howlgalkaas, ugu yaraan 15-kalena ay ku dhaawaceen, sidoo kale dad looga shakisan yahay inay gacan saar la leeyihiin Al-Shabaab ayuu sheegay in lagu soo qabtay howlgalka. Taliyaha militeriga Soomaaliya Odawaa Yuusuf Raage waxa uu sheegay in xubnaha ay dileen uu ku jiro u qaabilsanihii Al-Shabaab ee degaanada u dhexeeya magaalooyinka Balcad iyo Afgooye.

Faahfaahino ayaa laga helayaa howlgallo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaano dhaca inta u dhaxeysa magaalooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose, kuwaas oo lagu dilay dagaalamayaal iyo saraakiil sare oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab. Deegaanada uu militeriga Soomaaliya ka fuliyey howlgalkaas waxaa ka mid ah Ballow oo dhaca...