Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay kulan heersare ah u qabanayaan Madaxda Dowladda federalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kajira, kaas oo lagu maamuusayo sanad-guuradii 75aad ee 21 Sebtember oo ku astaysan maalinta nabada adduunka. Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ah hoggaamiyeyaasha Adduunka oo ay kamid yihiin hoggaamiyeyaasha Siyaasadda Soomaaliya, iyada...

Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ay weerar jidgal ah ku qaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay marayeen duleedka degmada...

Ka dib Khilaaf ka dhex taagnaa xubnaha qoyska reer Boqor ee tallada dalkaasi haaya ayaa ugu dambeyntii waxaa xilka laga qaaday Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga. Maxamed Salmaan dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa shaqadda ka eryay wiilka Amiir Fahad, Cabdulcaziiz oo ahaa ku-xigeenka barasaabka gobolka waqooyiga dhaca ee Al Jowf. Wareegto kasoo baxday boqor Salmaan ayaa...

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ujeedada kadanbeysa magacaabista Hogaankan. Hogaanka dhawaan ay hirgalisay Hay,adda Nabada sugiga NISA ayaa lasheegey in samaynta hoggaanka ay ka timid talo uu bixiyay,Taliyihii NSS ee xiligii Dowladii kacaanka Gen Ahmed Saleban Dafle oo bishi January 2020 yimid Magaalada Moqdisho isagoona la kulmay madaxweyne Farmaajo iyo Teliye Fahad...

Xog hoose oo aan ka helnay saraakiil sarsare kana tirsan Hay’ada NISA ayaa sheegaya, in agaasimaha NISA Fahad Yasin uu Dhisay hogaan cusub oo qabilsanan doona dabagalka Siyaasiyiinta. Sargaalka loomagacaabay hogaankan ayaa lasheegey in deegaan ahaan kasoo jeedo kelinka 5aad somalidu degto. Sargaalkan oo magaciisa lagu Soo gaabiyay Cabdullhi Dheere ,ayaa ahaa saraaliisha...

Saraakiisha Sirdoonka Mareykanka ayaa Sabtidi shalay sheegay, in hadda kaddib aysan mudanayaasha Koongareeska la wadaagi doonin, xogaha ku saabsan khatarta faragelinta shisheeye uga iman karta doorashada madaxtinimo ee la filayo in Mareykanka ay ka dhacdo bisha November. War laga soo saaray xafiiska Sirdoonka Qaranka, ayaa lagu sheegay in sababta ay u joojiyeen warbixinnada...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday ganacsade la sheegay in lagu helay in uu sameystay shirkad u shaqeyneysay sida Bankiyada oo kale, balse aanan shati ka heysan Bankiga dhaxe ee dalka. Ninka Ganacsada ah oo lagu Magacaabo Cabdullaahi Axmed Maxamed ( Xaaji Gaaboow) ayaa Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka uu kusoo eedeeyay in uu u shaqeynayay sida Bankiyada, iyada...

Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, ayaa la sheegay inay ku guuleysteen in ay gacanta ku Soo dhigaan Maanta oo taariikhdu tahay 30/8/2020 Aabe la sheegay in xalay uu wiilkiisa ku dilay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Eedeysane Aabe Maxamed Dhayoow Aadan ayaa la sheegay in Xalay Abaare 09:30 PM fiidnimo uu Webiga Shabeelle ku riday Wiilkiisa...

Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah “sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab” oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustaf Adan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sano xabsi ku jiray, waxaana lagu riday xukun u dhigma muddadii uu xabsiga ku...

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo ee ku saabsan ajandaha dowlad dhisida Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada...