Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa laga joogaa 34 maalmood maalintii xilka laga qaadey raysal wasaare Xassan Cali Kheyre, waa mudadii ugu dheerayd ee dalku aanu lahayn Raysal wasaare, haddaba waxaa jira faallooyin iyo falanqeyn badan oo Macaahidda kala duwan ay ka bixiyeen sababta ay ku dhacdey. Laga soo bilaabo bishii lixaad ee sanadkan markii guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ku dhawaaqeen...

Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland oo shalay soo geba-gebeeyey shira ay ku ahaayeen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa isku raacay inay shir uga qeyb-galaan magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa caasimada dalka uga qeyb-gali doona shir wada-tashi oo ay sheegen inuu yahay “mid xal siyaasadeed loogu helayo xaalka cakiran ee...

Ra’iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe oo muddo sanado ah la ildarnaa xanuun soo waajahay ayaa lagu wadaa in uu manta qabto shirjaraa’id oo uu kaga hadlaayo walaaca ku saabsan caafimaadkiisa iyo sida uu u dooonayo in uu ku dhawaaqo iscasilaadiisa. Warbaahinta Dalkasi ayaa sheegtay in R/Wasaaraha oo 65-sano jir ah uu doonaayo in uu joojiyo howsha uu ka hayo Dalkaasi ,sababo...

Wararka laga helayo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayan in Ciidamada Ammaanka degmadaasi ay maanta xir xireen qaar kamid ah Ganacsatada degmadaasi oo banaanbax dhigayay. Ganacsatada ayaa kasoo horjeestay inay u guuraan Suusq Cusub oo lagu iibiyo xoolaha uu maamulka Galmudug ka furay magaalada Guriceel, iyaga oo sheegay in arrintaasi ay sababo...

Nin darawal taksi ahaa oo looga shakisanaa inuu dilay labo gabdhood oo uu dhalay ayaa la xiray ka dib markii muddo 12 sano ah lagu raadjoogay. Warqadda lagu soo xirayo Yaser Cabdel ayaa la soo saaray maalin uun ka dib markii sanaddii 2008-dii la toogtay gabdhihiisa oo lagu kala magacaabi jiray, Sarah Yaser Saciid, oo 17 sano jir ahayd, iyo Amina Yaser Saciid, oo 18 jir...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) oo furay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin, Amniga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Isaga oo ka hadlayay dhinaca Amniga ayaa waxaa uu sheegay Madaxweynaha Galmudug inay xareeyeen dhamaan maleeshiyo beeleedyadii ku sugnaa degaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan...

Madaxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta dhagaysatay gal-dacwadeedka 7 eedaysane oo loo haysto kiiska kufsiga iyo dilka ahaa ee marxuumad Hodan Shanleyste. Ragaan maanta lasoo taagay madaxkamada ayaa lagu eedeeyey in 2019 bishi 4aad ay Hodan Shanlayste oo xiligaas hooyo ahayd ay kufsi iyo dil ugu gaysteen magaalada Garoowe. Maxkamada ayaa dhagaysi...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay shuruud ku xirtay in dib loo bilaabo jaadka (qaadka) Soomaaliya looga keni jiray Kenya,kaas oo loo joojiyay sababo la xiriira COVID-19, iyada oo shuruudahaas u gudbisay dowladda Kenya. Sida uu daabacay Wargeysa ka hadla arrimaha Ganacsiga ee Busniss Daily iskaashada qaadka ee degaanka Nyabene Xubno ka socday ayaa...

Warbixin ka soo baxday xafiiska isu dawidda arrimaha bani’aadanimada Qaramada Midoobay ee loo yaqaano (OCHA) ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan saameynta uu ku yeeshay cudurka faafa ee Coronavirus. OCHA ayaa wal-wal hor leh ka muujisay xaaladihii ugu dambeeyey ee Covid-19, kuwaas oo shalay laga diiwaan-geliyey gudaha dalka. Warbixinta ka soo baxday...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiysay duqeyn diyaaradeed oo saacadaha lasoo dhaafay Ciidanka DANAB iyo kuwa Mareykanka ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Baay. Qoraal lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka duqeynta laga fuliyay tuulada Cadaad Gari ee deegaanka Xabiibiyaal oo ah inta u dhaxeyso...