Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay la wareegeen saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd koonfurta gobolkaasi. Saldhigyadan oo ay muddo dheer ku sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab ayaa ku yaalla isgoyska Cadaaley iyo balliga lagu magacaabo Dhagaxley, halkaas oo ay si buuxda ula...

Nin u dhashay dalka Lithuania ayaa lagu xiray dalka Spain kaddib markii uu ka been sheegay xanuunka wadne garaaca oo uusan qabin si looga dhaafo lacagta cunnooyinka uu ka cuno maqaayadaha. Ku dhawaad 20 maqaayadood oo dunida dacalladeeda ku kala yaalla ayuu qaabkaas beenta ku maray – wuxuuna awooday inuu si dhib yar xeeladaas ku meelmaro marwalba oo uu maqaayad tago. Ninkan...

Wararka naga soo gaaraya degmada mahadaay ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceen falal lidi ku ah ammaanka ka dib markii la musuq maasuqay raashiin lagu tagalay dadka ku nool degmada mahadaay ee gobolka shabeelaha dhexe. Sida laga soo xigtay ilo lagu kalsoonyahy oo ku sugan degmada mahadaay ayaa u sheegay warbaahinta in uu halkaas uu ka jiro musuq...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar xayiraad safar ah oo lagu soo rogay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Bashiir Macallin Cali Xasan oo loo haysto eedeymo musuq ah. Maxkamadda oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay inuu codsi usoo gudbiyay Xafiiska Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo ay tilmaamtay inuu baaris ku hayo agaasimaha. Sidoo...

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Buundaweyn, Howlwadaag, Xaawa taako iyo Kooshin ayaa la arkayay saacadahii lasoo dhaafay qoysas badan oo dib ugu soo noqonaya guryahooda kadib markii ay ka baxeen xaafadahaasi intooda badan biyahii fatahaada. Qoysaskaan dib ugu soo laabanaya guryahooda ayaa mudo ka badan hal bil qax uga maqna xaafadahooda, kuwaas oo u barakacay xaafada Ceel jaale...

Sare u kac ayaa ku yimid Qiimaha Shidaalka waxaana loo sababeeyay weerarrada Kooxaha Xuutiyiinta Yemen fadhigoodu yahay Dalkaas ay ku kordhiyeen maraakiibka isticmaasha Badda Cas sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay Teleefishinka Aljazeera. Hal Senti ayaa ku kordhay oo waxaa barmiilkii (Fuustadii) Shidaalka ah lagu dhufan jiray 0.4 oo qiima ahaan noqoneysa $76.87,...

Boqortooyada Sacuudiga waxaa dhawwaan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen ,kaddib markii nin uu si arxan-darro ah u dilay hooyadii isaga dhashay iyo walaashiis, kaddibna meydkooda qariyay si aan loo ogaan. C/raxmaan Bin Saalax Bin Mudraham Al-Khataami ayaa toorey ku dilay hooyadii isaga dhashay iyo walaashiis, waxa uuna ninkan markii uu dilay kaddib meydka hooyadiis...

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo kawada goobo ay kooxda Al Shabaab kaga sugnaayeen deegaanno iyo degmooyin dhaca xadka ay wadaagaan giobolada Shabeelaha Dhaxe iyo Galgaduud. Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee Khaalid Binu Waliid ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno Al Shabaab ku sugnaayeen oo hoostaga degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha...

Wasiirka caddaaladda Turkiga, Yılmaz Tunç, ayaa sheegay in Maxamed Xasan Sheekh Maxmuud oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa shil gaari oo uu ku dhintay nin mootoole ah oo ka dhacay magaalada Istanbul uu dib ugu soo laaban doono dalka Turkiga. Wasiirka oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Ankara ayaa sheegay in kulamo...

Ciidamada Howlgalka Kumeel-gaarka ah ee Midowga Afrika ATMIS ayaa maanta oo ah 17ka Deseembar 2023 waxa ay si rasmi ah u wareejinayaan mas’uuliyadda Amniga Madaxtooyada Soomaaliya & Xafiisyada Madaxda Qaranka. Askarta ATMIS ayaa si gaar ah u wareejinaya Amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha waxaana si rasmi ah ula wareegaya Ciidamo...