Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal khasaare lagu gaarsiyay kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Baraag Cali Gaduud oo ka tirsan gobolka Mudug. Howlhalka ciidamada iskaashanaya ka fuliyeen deegaanka Baraag Cali Gaduud oo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug qiyaas ahaan 31 KM dhanka koonfureed kaga beegan ayaa ahaa...

Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay. Barnaamijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si rasmi ah uu usoo bilowday...

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada Khaalid bin Waliid ayaa dib ula wareegay degaanada Ruunnirgood iyo Galcad ee gobolka Sh/dhexe. Degaanadan iyo qaar kale ayey ciidamadu dib uga soo baxeen ciidamada Bilo ka hor istaraatiijiyad dagaal awgeed Howlgalkan oo uu hoggaaminyay Taliyaha Guutada Khaalid Bin Waliid G/lle Maxamed Dhagaweyne ayey ciidanku sidoo...

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday agaasimihii guud ee Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Mudane Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax. Xamse Barre ayaa xilka ka qaaday agaasime Cabduqaadir Maax kaddib markii qoraal uu soo saaray kaga dalbaday wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka in laga saaro Dastuurka dalka laga saaro...

Waasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa magaalada New York ee dalka Mareekanka Soomaaliya ugu saxiixay heshiis saddex geesood ah oo ay wada galayeen DFS, UNSOS iyo ATMIS, kaas oo loogu talagalay taageerada saadka qeyb ka mid ah Ciidamada Amniga Soomaaliya. “Waxaan magaalada New York...

Dowladda Turkiga ayaa wajaheysa cadaadis xooggan oo kaga imaanaya shacabka dalkeeda, kuwaas oo dalbanaya in caddaaladda la horkeeno wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo la sheegay inuu ka soo baxsaday Turkiga kaddib markii uu shil baabuur oo khasaare geystay ka geystay magaalada Istanbul. ⓘ Yunus Emre Gocer, oo ahaa darawal mooto, ayaa u geeriyooday dhaawac...

Wasiiru dowlaha Nabadda ee Itoobiya, Taye Dendea, ayaa shaqada laga eryay oo la xiray, maalmo ka dib markii uu ku dhaleeceeyay Dowlada mamnuucidda isu soo bax ka dhan ah dagaalka. Dibad-baxa ayaa lagu waday in la qabto maalinta Axadda, si loogu diro baaqyo nabadeed gobollada Axmaarada iyo Oromiya. Balse dib ayaa loo dhigay ka dib markii ku dhowaad boqol qof la xiray. Taye...

Ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta gacanta ku dhigay afar nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil lhabeenno kahor deegaan lau magacaabo Ilix oo katirsan gobolka Galgaduud loogu geestay labo wiil oo walaalo ahaa. Sida aan wararka ku helnay afarta eedeysane ayaa lagu qabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana hadda gacanta...

Soomaaliya ayaa xaaladda ka taagan Marinka Gaza uga hadashay shirweyne caalami ah oo ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad uu ka jeediyey Madasha DOHA, ayaa waxa uu ka sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay Falastiin. Huruuse oo ka hadlay xaaladda Gaza ayaa waxa uu tilmaamay...

Ciidanka Booliiska Saldhiga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay sadax haween ah oo guri ku yaala degmada Waabari ku balamiyay wiil dhalinyaro ah dabadeedna ka duubay muqaal iyagoo jirdilaya. ⓘ Mid ka mid ah sadaxda haweenka ee jirdilka u geystay ninkaan dhalinyarada ah ayaa la sheegay inuu xiriir kala dhaxeeyay, taasoo ku balamisay guriga...