Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Gaalkacyo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in daadan xoogan ay ku soo rogmadaan xaafadaha Garsoor Israac iyo wadajir kadib roob saacado badan da,ayay. maal-mihii lasoo dhaafay ayaa magaalada waxaa ka da,ay roobab biyo dhigay balse kan Caawa ayaa la sheegay in biyu ay kasoo burqanayaan dhulka hoose taasi oo sababtay in xaafadaha qaar ay buuxsaman. saameynta ugu...

Labo nin oo katirsn kooxda Daacish oo lagu qabtay magaalada Boosaaso, laguna xukumay xabsiyo dhaadheer, ayaa markii ugu horraysay kasoo muuqday warbaahinta, iyagoo ka hadlay qaabkii laamaha amnigu ay kusoo qabteen. Salmaan Cumar Maxamuud oo ururka Daacish uga yimid magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in bishii August ee sanadkan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Bosaso. Salmaan...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Kumaandooska Danab iyo ciidanka gaarka ah ee Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle. Dagaalka u dhaxeeya labada ciidan ayaa ka socda agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar, kaasoo lasoo warinayo in labada dhinac ay isku...

Roob dabeylo xooggan wata oo ka da’ay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa sababay in qoysas badan ay barakacaan, ka dib markii daadad uu keenay Roobka ay guryaha u galeen. Xaafadda Buulow oo ka mid ah xaafadaha magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa wararka innaga soo gaaraya waxa ay sheegayaan, in ay halkaas uu saameen ku yeeshay...

Madaxweynaha Dowlad Goboeedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Arrimaha amniga iyo Qorsheyaasha howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, Warbixinta roobab xoogan oo ka da’ay deegaanada Hirshabeelle iyo halista fatahaadaha iyo...

Warsaxafadeed ka soo baxay dowladda kaas oo ay daabacday warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidamada ammaanka ay si buuxda ula wareegeen ammaanka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo muddo ay isku hor fadhiyeen Maleyshiyo beeleed ka soo kala jeeda Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. Warka ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in Saraakiisha lagu wareejiyey...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax aan laga aamusi karin ku tilmaamay xaalada ka taagan magaalada Qasa ee Cariga Falastiin. ⓘ Biixi oo ka hadlayay xuska sannadguurada 30aad ee kasoo wareegtay aasaaska Ciidamada Booliiska Somaliland, ayaa Dowladaha Reer Galbeedka ku dhaleeceeyay isgarabtaaga ay u muujiyeen danbiyada ay Israa’iil galayso. “Madaxweynihii...

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Uganda ayaa u safartay Soomaaliya, si ay u maxkamadeyso laba taliye oo ka tirsan ciidamada Uganda, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay askar ku amreen in ay baxsadaan intii uu socday weerar ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Uganda ee Buulo Mareer. ⓘ Maxkamadda ciidamada qalabka sida Uganda oo uu gudoomiye u yahay...

Booliiska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la fashiliyay qarax Ismiidaamin ahaa oo uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasoo Xalay ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. ⓘ War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ruuxa is qarxiyay uu doonayay inuu ka gudbo bar koontarool oo ay ciidanka...

Qarax is-miidaamin ah ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga taallada Sayid ee degmada Howlwadaag. Qaraxa waxaa geystay nin naftiisa haligay oo soo xirtay jaakadda qaraxda, wuxuuna beegsaday Maqaayad ku taalla aagga Baar-bulsho. Saraakiil ka tirsan booliska ayaa Caasimada Online u sheegay in ninka is qarxiyey ay dabajoogeen, isla markaana uu soo...