Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kadib howlgalkii shalay Ciidamada DANAB kula wareegeen degmada Awdheegle ee gobolkaas. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in Ciidamda ay ku guuleysteen inay miinooyin dhowr...

tan iyo markii lamagacaabay maamulka gobolka hiiraan waxaa jiray cabasho ka imaaneysay dadkii danta yaraa ee xaaqi jiray magaaladas waxaana jira mususuq maasuq mana jirto mudii ay wadeen bilic soocelinata magaaladas wax loo qabatay dadkaas. si aan wax ugu ogaana arintas ayaan wareysanay qaar ka mid ah dadkii an helin wixii loo saxiixay . mid ah ayaa tiri maalinkasta ayaan...

Warbaahinadda Jarmalka ayaa sheegay in Muwaadin kale oo haysta Dhalashadda Jarmalka lagu xiray Turkiga, laguna soo oogay inuu faafinayey Dacaayad ka dhan ah Turkiga. Ninkaasi oo asal ahaan u dhashay Turkish-ka oo magaciisa lagu soo koobay Osman B ayaa la sheegay in la xiray 9 maalmood ka hor, xilli uu doonayey inuu galo dalkaasi, wuxuuna wajihi karaa xabsi dhowr sanno...

Dadkii ugu badnaa ayaa bilooyinkii ugu dambeeyay ka baxay magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaana aad looga dareemaya Guud ahaan gobalka gaar ahaan magaalada Beladweyne. Sidoo kale Ganacsigii ugu badnaa ayaa ku bur buray magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan. Qiyaastii wax ku dhow 3 kun oo ganacsi ayaa suuqa ka baxay waxaana sidoo kale la waayay...

“Dagaal oo dhan waa dagaal dhaqaale” sida dagaalka ganacsi ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Shiinaha (waa Jamhuuriyadda Dadweynaha ee Shiinaha).   Waxay la noqotay Madaxweyne Donald Trump in ay dalkiisa ku tahay cadaalad darro ganacsiga u dhaxeeya Ameerika iyo Shiinaha. Dalka Shiinaha ayaa sannadkii 2018 dalka Mareynkanka u dhoofiyay badeeca kala duwan oo guud ahaan qiimahoodu...

Barqanimadii Maanta ayaa Ciidamo ka trirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Kumaandoosta waxaa ay dagal kula wareegeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabelelaha Hoose, halkaas oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa  sheegay in ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoosta ay Al-Shabaab ka saareen Owdheegle...

Dhawaan Al-Shabaab ayaa u yeeray Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Golaha Shacabka & kuwa Maamul goboleedyada,waxaana jira Odayaal qaatay amarka Al-Shabaab oo ay soo bandhigeen,iyada oo  Maamulada qaar iyo dowladda Soomaaliya oo sheegeen in Odayaashaas ay tallaabo ka qaadayaan. Deegaannada Maamulka Galmudug ayaa ka mid ah deegaannada ay ka tageen Odayaashaas,waxaana...

Xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay buux dhaafiyeen qaar ka mid ah Beelaha daga magaalada Muqdisho iyo Siyaasiin doonaya in loo magacaabo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho.Ilaa Todobo qof oo siyaasiin ah islamarkaana hadda ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaarkood laga qabtay CV-yo waxayna la kulmeen...

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ayaa shega in ay jirto wada shaqeyn la.aan ka dhaxtaagan maamulka gobolka hiiraan taas oo keentay in ay xermaan xafiisyada qaar ee gobolka hiiraan. mas.uul katirsan maamulka gobolka hiiraan ayaa ushegay warbaahinta in uu jiro qilaaf xogan . qilaafkaan ayaa yimid ka dib markii udoomiyaha gobolka hiiraan uu diiday in uu lakulmo...

Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyey warar maalmahan aad loo hadal hayey oo ku saabsanaa xaqiiqda waxyaabihii looga hadlayey kulankii dhacayey 24-ka July ee laga fuliyey qaraxii ay ka dhinteen guddoomiye Yariisow iyo xubno kale. Wararkan oo aad ugu baahay baraha bulshada ayaa lagu sheegayey in kulankaas uu ahaa kulan ku saabsanaa ama looga hadlayey arrimaha amniga gobolka. Dadka...