Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Taliyaha Booliiska magalada Beledweyne oo suxufiyiinta kula hadlay saldhigga magaalada ayaa shaaca ka qaaday in ay heysato baahi dhinaca gaadiidka ah waxaana ay baaq u direen dowladda fedraalka Somalia. Isaga oo ka hadlayay dhinaca amaanka ayuu sheegay in dhibaatada ugu badan ay la kulmaan marka ay dhacaan arrimo liddi ku ah amniga kolkaas oo uu tilmaamay in aysan heysan...

Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha Ciidda Carafo. “Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysa Dhammaan Hey’addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo  hey’adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda in ay fasax ...

Bayaan kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay in  lagu dilay Tobaneeya ka tirsan Saraakiisha , Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Maamulka Kaabul maalmihii lasoo dhaafay ay ku duqeeyeen qeybo ka mid ah  Dalka Afghanistan.   ...

Xog lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa sheegaya in inta badan la soo gabagabeeyay baaritaankii qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay 24-kii bishii July, kaasoo ay ku dhinteen 10 ruux oo uu ku jiro Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo ahaana Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Baaritaankan ayaa la sheegay inuu socday...

Baarlamanka dalka Kenya ayaa loo gudbiyey mooshin ku wajahan xukuumadda, kaasi oo ku saabsan habka ay tahay inay u xaliso muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, si baarlamanka u ansixiyo.Mooshinkan oo uu diyaariyey hoggaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamanka, Aadan Ducaale ayaa ka codsanaya dowladda inay xaliso muranka badda islamarkaana ay ilaaliso madaxbannaanida iyo...

qaar kamid ah wariyayaasha ka howlgala magaalada beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa ka hadlay weerar ka dhacday gudaha Saldhigga magaalada Beledweyn shalay waxaana magaalada baladweyne ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada saldhiga magaalada baladweyne iyo ciidamada wareeraray saldhiga . wuxuuna weerarka uu dhacayay iyada uu socday shir jaraa’id oo uu si toos...

Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu fashilmay isku day la doonayey in uu xabsiga uga baxsado madaxweynihii hore ismaamulka Soomaalida dalkaasi Cabdi Maxamuud Cumar. Koox hubeysan oo dhalinyaro ah ayaa la sheegay in isku deyday inay xabsiga ka sii deyso Cabdi Maxamuud Cumar, balse waxaa ka hortagay ciidamada ammaanka, kadib iska hor imaad dhex maray labada...

Wararka laga helayo Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska Magalada Baladweyne. Wariyeyaal ku sugan Baladweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal xoogan uu ku dhexmaray Saldhiga Ciidamada Booliska iyo ragga soo weeraray oo weli aan la ogeyn waxa ay ahaayeen. Taliyaha qeybta Booliska...

Dalalka Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka dhacday gobollada Texas iyo Ohio. Labadani waddan ee ku yaalla Latin America ayaa digniintooda ku sababeeyay,rabshadaha iyo danbiyada naceybka ku salaysan ee kusoo badanaya Mareykanka. War kasoo baxay wasaaradda arrimaha...

Aqoon is weydaarsi ku saabsan Hourmarinta xuquuq insaanka iyo bedqabka carruurta oo ay  soo qabanqaabisay Wasaarada haweenka dowlad goboledka Hirshabelle oo gacan ka heleysa hay‘adda UNDP ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.   Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa daahfrutay...