DEG DEG:-Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka

by admin | Wednesday, Jun 24, 2020 | 433 views

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Maalintii Shanaad oo xiriir ah waxaa ay kulan ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xidlhibaannada ayaa Maalintii labaad waxaa ay ka doodayaan Xeerka Matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare,hayeeshee inta uu kulanka socday ayaa mooshin waxaa loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Guddoonka Golaha Shacabka ay u gudbiyeen Mooshin lagu dalbanayo in kuraasta Aqalka Sare uu ku matalayo Gobolka Banaadir ay noqoto 13 Senator, waxaana mooshinkaas ku saxiixan illaa 130 Xildhibaan.

Like it? Share it!

Leave A Response