Deg deg qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.

by admin | Saturday, Nov 5, 2022 | 320 views

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay xerada Nac-nac oo ay ku tababartaan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta goobjoogayaal.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu dhacay xilli ciidanka aysan ku jirin tababar.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha xerada.

Like it? Share it!

Leave A Response