DEG DEG: Qarax ka dhacay Beledweyne

by admin | Saturday, Feb 19, 2022 | 481 views

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Sida ay xaqiijiyeen dadka dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta gobolka Hiiraan iyo agagaarka Buundada Liiqliiqato.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo nooca Qaraxa iyo Khasaaraha

Like it? Share it!

Leave A Response