deg deg :xiisad ka tagaan magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan.

by admin | Saturday, Jul 18, 2020 | 415 views

wararka naga soo garaya magaalada baladweyen ayaa shegaya  in magaaladas  ay jiraan mootooyin  lagu kala dhacay   gudaha magaalada taas oo kentay in uu istaago isu so socdkii gaadiidka .

mid ka mid darawaliinta  ayaa warbaahinta u shegay in ay soo baxeen ciidamo kulabisan deriiska  dowlada oo bilaabay in dhacaan mootooyinka  .

sidoo kale  magaalada baladweyene   waxaa ka bilowday howlgal lagu  baadi goobayo dad dhibaato ku haaya dadka magaaladas ku nool.

 

Like it? Share it!

Leave A Response